Categories
Riyooyinka Dreams

Naag xaamilo haday ku riyooto ninkeedoo u tagaya

Naag xaamilo haday ku riyooto ninkeedoo u tagaya Su’aasha: scw naagta xaamilada ah haday aragto ninkeeda u galmoonaya iyadoo raaxo macaan daran daremyso riyadas maxaa lagu fasiri karaa, wax biyabax dhab ah ma dhici markay soo kacday qoyaan iskuma arag. Jawaabta: Naagta uurka leh hadday riyo ku aragto iyadoo ninkeeda u gomaanaya asigana oo si […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Nin wuxuu arkay asagoo wato mooto laba lugaaley

Su’aasha: Asc nin wuxuu arkay asagoo wato mooto laba lugaaley, oo marayo gurigiisa gadaashiisa , derikiisa waxay dhigeen wadada caro badan , marka u dhawaaday waxay usoo baxaday waddo nadiif ah, maxay tahay arintan?. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkan inuu gaarayo dantiisa inkastoo laysku dayi doono in laga reebo inuu gaaro dantiisa laakin marka ugu […]

Categories
Talooyinka Consultation

Anoo hurdaya ayaan siigeystaa maxaa talo ah

Anoo hurdaya ayaan siigeystaa maxaa talo ah Su’aasha: Wllow hal talo isii siigada waan nic bahay waana ka go aan adkahay lkn kliya dhibta i haysto ayaa ah in habeenkii aniga oo aan ogayn waxaa la ila leeyahay abuubkara al sadiiq ayaa gacantaada ku jira ee salaan markaan salaan damco waxaan arkaa aniga oo biyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada wax guul aad ka keenayso maxay noqon

Su’aasha: Wll riyo guusha aan ka keenay maxay noqon kartaa dad iga soo horjeedaan miyaa ka guulaysan doonaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dhab ahaan guusha ku sugayso haddii aad arrin faraha kula jirto waxbarasho ama shaqo ama ganacsi ama wax kale guul ayaad ka gaaraysaa inshaa Allaah, farxad ayaad heli doontaa, riyada wax guul laga […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anoo safara oo gabar yaroo xijaaban wata

Su’aasha: Asc bahda daruuro xalay waxaan ku riyooday anoo safara oo gabar yaroo xijaaban wata waxaa hayay wado waxaana i horsocday wiil mudo hore iigu danbaysay isna safara lug ah sidayday gabdha waan xanbarsanaa ilaa 2 jir bayna ahayd xijaabna way qabtay wayna ila sheekaysanaysay waan socon bay ilahayd waxana lahaa markàn magalada u dhawaano […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Ninka aflaanta xunxun daawada laakin aan siigaysan cudur muu ka qaadaa

Ninka aflaanta xunxun daawada laakin aan siigaysan cudur muu ka qaadaa Su’aasha: waxan aad u daawadaa filimada wasmada laakin ma siigaysto kaliya waan ku raaxaystaa guskana maba iga damo ilaa filinka ka dhamaado biyaha dhareerka oo kale ahna maba iga joogsadaan way is soconayaan taas cudur inay ii keento malaga yaabaa xataa hadanan siigo sameynin. […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ninka qabo walaasheyda edabarro buu igu sameeyay ila taliya

Ninka qabo walaasheyda edabarro buu igu sameeyay ila taliya Su’aasha: scw bahda daruur salan qali ah iga gudoma waxaa jirta arin aan rabo talo layga siigo oo anan dad si toosh ugu sheegi karin walaasheyda ninkeeda wuxuu bilaabay inuu ila kaftamo kaftan cadi ma aha jirka ayu iga taabtaa marar moxoga ayuu iga qabta marna […]