Riyada anoo mooto wada wiil baaskiil wata iga hor yimid

Riyada anoo mooto wada wiil baaskiil wata iga hor yimid

Su’aasha: Asc, waxaan arkay anoo wadaayo mooto , waxaan ku socoday dhabba kale waxaa igu hor yimid wiil baaskiil wato waan is dhaafnay si nabed ah , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guul ka gaari doonto waxa aad maagan tahay inaad samayso, waxbarasho ama ganacsi waxay yihiinba, riyada waa riyo fiican oo […]

Waxaan arkay nin aan aqaano oo sarifle noqday

Waxaan arkay nin aan aqaano oo sarifle noqday

Waxaan arkay nin aan aqaano oo sarifle noqday Su’aasha: Asc, waxaan arkay nin aan aqaano oo sarifle noqday , waxaan saarnaa mooto waan la haday ma ila hadlin . Maxaa la dhihi karaa ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof isku habaysan oo arrimihiisa toosan yihiin oo si fiican isu maamuli karo guulna […]

Nin wuxuu arkay asagoo wato mooto laba lugaaley

Nin wuxuu arkay asagoo wato mooto laba lugaaley

Su’aasha: Asc nin wuxuu arkay asagoo wato mooto laba lugaaley, oo marayo gurigiisa gadaashiisa , derikiisa waxay dhigeen wadada caro badan , marka u dhawaaday waxay usoo baxaday waddo nadiif ah, maxay tahay arintan?. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkan inuu gaarayo dantiisa inkastoo laysku dayi doono in laga reebo inuu gaaro dantiisa laakin marka ugu […]