Dhakhtar pharmacy ayaa ii sheegay biyabaxa degdega daawo inuusan lahayn Su’aasha: Dhakhtar pharmacy ayan utagay waxan usheegay xanuunka biya baxa dag dag ah inuu ihaysto wuxuu isheegay inuusan xanuunkas daawa leheen ma sax baa hadalkiisa. Jawaabta: Biyabaxa degdega daawo toos ah looma hayo laakin waxaa jira qaabab loo daaweyn karo, waxaana ugu fiican qofka inuu […]
