Riyada gaadhiga shidhka la raacayo Riyada: Waxaan ku riyooday 2 habeen oo isku xigta anigoo gaadhi shidhka hore saaran xalay waxaan raacay gaadhi yar mid ila socdayna oo adin wax ka qabay dushuu fuulay Anna shidhkaan galay anigoo leh kalkan madaxdaaa iska leh waanu dhaqaaqay gaadhigi habeen horena wuxuu ahaa gaadhi wayn waxaa shidhka ila […]
