Riyada gacantayda iyo lugtayda quraan ku qoran yahay

Riyada gacantayda iyo lugtayda quraan ku qoran yahay

Riyada gacantayda iyo lugtayda quraan ku qoran yahay Riyada: Asc walaal. Waxaan ku riyooday marar badan gacantayda iyo lugtayda oo shahaadada ku qorantahay, magaca nabiga iyo ayaado surate ikhlaas iyo kawsar. Iisoo fasir jazaaka Allah khayr. Fasirka: Riyada waa riyo tilmaamayso khayr badan aad heli doonto, waxaad noqon doontaa qof ku toosan diinta. Dhaqankaaga wuxuu […]

Waxaan ku riyoodey aniga oo dhimanaya oo weliba ashahaadanaya

Waxaan ku riyoodey aniga oo dhimanaya oo weliba ashahaadanaya

Su’aasha: Asc, Waan idin salaamey bahda Daruur web, aad baad u mahadsan tahay wll, in kastoo ay tahay markii iigu horeysey ee aan webka su’aal usoo bandhiganayo hadana in badan waan la socon jiray, Hadaan su’aashayda gudaha usii galo: “Walaal waxaan ku riyoodey aniga oo dhimanaya oo weliba ashahaadanaya” Marka walaal bal riyadaas ii macnee, […]

Fasirka riyada akhriska kalimada towxiidka

Fasirka riyada akhriska kalimada towxiidka

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyoday anoo ku dhawaqaya kalmada Towxiidka waxana riiyo ku arkay anoo aqrinaya kuna celcelinaya maxay noqon karta. deg deg iga soo jawab. Jawaabta: Walaal bishaarayso waa riyo aad u fiican, qofkii ku riyoodo asoo ku dhawaaqaya kalimada towxiidka wuxuu helayaa iimaan xoog badan sidoo kale arsaaq badan haddii uu […]