Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada god weyn dab ka shidan yahay

Su’aasha: Asc wll waxan arkay riyo aan layabay waxan arkay god weyn oow kashidan yahay dab waxa agtagan qof iyo aniga waxa imaday dad oo galaya dabka wanala gudabola waxowleyahay qofku sogala waliga dadkale aya sosocday. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dambi weyn inuu jiro godkaas dabka ka shidan yahay oo dadka ay galayaan waa macsiyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira

Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira Su’aasha: Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr iyo arsaaq iyo cimri dheer, ceelka biyaha nadiifka leh waa khayr badan inshaa Allaah. Riyada ceelka biyaha ka buuxo marka naag la qabo ay aragto […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Ninkayga erayo aan dhibsado ayuu igu dhahaa ila taliya

Ninkayga erayo aan dhibsado ayuu igu dhahaa ila taliya Su’aasha: Asc wrbrk wxn idiin waydinaya suu,aalo ninkayku wax iku idha marwalba kalmad aan dhibsado ooaah labawajilay iyo khayimad caruurna wn haysta guurigayku inu ika dumo majeceli sida uka dhadhicin kara shakhsiyadayda ama ma iskaka taga iso jawaba. Jawaabta: Labada qof is qaba diinta islaamka waxay […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Xaaskayga markan u tago uun baa dareenka iga baxayo

Xaaskayga markan u tago uun baa dareenka iga baxayo Su’aasha: Xaaskayga  markan u tago uun baa dareen liina layga kaxeynayaa Hore umaaN lahayn in dhaweyd baaN isku arkay Xaaskeygiina waan isku dhacney sababtaa darteed Walalo talo ayaaN idinka baahanahay. Jawaabta: Walaal su’aashan in badan ayaan ka jawaabnay, qoraallo badan ayaa ku jira webka daruur oo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada mas musqusha kasoo baxayo oo ul lagu dhufanayo

Su’aasha: Qof xaas ah waxey kuriyotay mas kasobaxay musqusha agteeda kadib waxowso so aday guriga waxan ku dhuftay ul asago dhawaca oo maraya barandada ana aan celinayo ayaa meshi waxa so istagtay naag oo ku iri gorma timid meshan masa jogaye Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow ah oo meelahaas ka ag dhow oo iyada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada ladagaalka 2 naag oo dhahaayo dubeey aadena kadibna iska keen celi

Su’aasha: Sh waa mahadsan tahy waa shugri mar 2d riyo kuwiidina insh allh, sh waa kumahad santahay sida iigu fasirtay wabseedkan 2 sano wax ka aqrisaayay waa ku faa,iday walal riyada waxe tahy 2 naag isla dagaaleena kadib waa ka adkaana kadib naag waxee dhahee naa gabadha dil ani xaas ahay gabar dhalay iijokto oo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo labo mas oo cagta laga soo bixinayo

Su’aasha: Asc walal waxaan arkay riyo iga yabisay Waxaan ku riyoday lugta far yarayda agteeda meel book ah iga soo baxday dhacaan ayaa ka imanayay dhiig, malax iyo dhacaan kadib waan tuujiyay si aan dhacanka oga miiro kadib waxaan arkay wax aad moodo dun waan soo jiiday waxaaba ku daba dhagan wax indha leh kadib […]