Hurka ama balbalka sanka sida dabiiciga loo daaweeyo

Hurka ama balbalka sanka sida dabiiciga loo daaweeyo

Hurka ama balbalka sanka sida dabiiciga loo daaweeyo Su’aasha: Asc waan idinsalaamay bahda daruur, salaan kadib, waxaan isku arkaa san xur marka casharka qur’aanka bixinaayo ilaa maskaxda , maxaa keeni karro la dhihi karaa idinkoo mahadsan ? Jawaabta: Hurka sanka oo sanboorka u dhow sababo badan ayaa keena waxaa ka mid ah boorka iyo qaaca […]

Diifka cagaaran oo sanka ku dhegaya waxa daawo u ah

Diifka cagaaran oo sanka ku dhegaya waxa daawo u ah

Diifka cagaaran oo sanka ku dhegaya waxa daawo u ah Su’aasha: Asc wll Su,aasheydu way gaaban tahay. Sankeyga waxa ku dhega duufka had iyo jeerna waa uu cabursan yahay, sidoo kale duufka kasoo baxayo waa mid adag oo cagaar ah misana aad u uraya. Hadaba wll maxaa xal u ah cudurkaan? Jawaabta: Waxaa laga yaabaa […]

Cudurka sinusitis ama san balbalka waxa keeno iyo daawada

Cudurka sinusitis ama san balbalka waxa keeno iyo daawada

Cudurka sinusitis ama san balbalka waxa keeno iyo daawada Su’aasha: Waan idin salaamey mudanayaasha Website ka masuulka ka ah. Waxaa igu dhacay cudur oo xaga sanka gudihiisa ah ayuu igaga dhacay, Sidaan filaayana waa cudurka Sinusitis ka, Hadaba wll cudurkaas ayaan rabay in faahfaahin buuxda leyga siiyo, soo dhowaada. Jawaabta: Cudurka loo yaqaano afka ingiriiska […]