Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Ma soomi karaa si lacag aan cunay u gudo

Su’aasha: Asc wllo. Walal waxan ka raba Talo waa midii alle waxan cunay lacag xaraam ah ninka aan ka cunay lacagta inaan u tago ii caafi ma dhihi karo waan ka cabsanaya Tankale waan ka towbad keenay inan mardambe cuni doonin lacag xaraam ah. Haddana ma awooda inan lacag celiya ma haysto lacagta aan ku […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Naag 17 sano iga weyn ma guursan karaa

Naag 17 sano iga weyn ma guursan karaa Su’aasha: Waxaan ahay wiil dhalinyar ah oo ku nool wadan ka mid wamada afrika, waxan facebook isku baranay naag aad iga weyn oo ku noGuurkaol yurub waxay iso bandhigtay guur waa nag garoob ah waxay jirtaa 47 sano marka waxay rbataa inay guri nogu kirayso afrika, teeda […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sida ugu fiican diinta lagu baran karo

Su’aasha: Waxaan rabaa inaan diinta barto maxaad igula talin lahayden inteen ka bilaabaa maxaan akhristaa, waxaan rabaa inaan barto xadiiska iyo tafsiirka quraanka kariimka talo ayan idinka rabaa. Jawaabta: Marka hore ikhlaas la imow oo camalka ugu talaggal Alle dartii inaad u qabanayso, teeda kale isku day inaad si fiican u barato afka carabiga illeen […]

Categories
Bulsho Society Software Talooyinka Consultation

YouTube lacag sideen uga samayn karaa

Su’aasha: Ma i shegi kartan si lacag looga helo YouTube dad badan ayan maqlay lacag ayay ka helan ma fahansani sida lacag loga helo meeqa aa laga heli kara . Jawaabta: YouTube qofka lacag wuu ka heli karaa, lacagta waxaa laga helaa xayeysiinta video ga aad galinayso waxaad ka halaysaa nisbo waxaa kala qaybsanaya adiga […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Siigada dumarka laga maqan yahay dhib ma u keentaa

Siigada dumarka laga maqan yahay dhib ma u keentaa Su’aasha: waxan ahay nag ninkeeda inta badan safar ku maqan waxa dhici karo inu iga maqanaado labo bilood wax ka badan taasna mar kasta ayay dhacda waa nin track ka shaqeeya, anigana qof waxan ahay dareen siyaado leh habeenha qaar ma hurdi karo anoo biya iska […]

Categories
Talooyinka Consultation

Nin ayaan is guursan rabnaa oo naag la qabo jecel

Su’aasha: Nin ayaan is guursan rabnaa wuxuu ii sheegay inuu jecel yahay naag kale wuxuu igu yiri naagtaas nin ayaa qaba anigana waan jeclahay marka aan ka xanaaqay wuxuu igu yiri waan kaftamyay marka maxaad igula talin lahydeen ninkas ma la dhihi karaa waa nin daacad ah, marka hadal uu ii sheegayay dhab ayay ka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ninkayga sideen dareenkiisa u badiyaa

Ninkayga sideen dareenkiisa u badiyaa Su’aasha: Walaal waxan ahay gabar guurka ku cusub waxan qaba su’aal oo la xiriirta gogosha, taso ah ninkayga ma aha raga xiiseeya raxada sariirta, waxan ku arkay inuu didayo anoo u bahan maxaa la dhihi karaa arintas ma jiran yahay, laga yabo bishi hal mar inu sameeyo marka aniga dhib […]