Cabsida la hadalka dadka sidee loo daaweeyaa
Su'aasha:
asc sheekh horta alxamdulilah nolosheda ilaahey nimco waa isiiyey lkn hal mid ayan isku arkey xirxirnan inan noqdo qof firfircoon aad ayan ujclahey alxamdulilah xaga shaqadeda oo wax qabad wan kufirfirconahey lkn xagii hadalka…