Naagaha dabada weyn maka qurux badan yihiin dumarka caatada Fat women and beauty
Su’aasha:
Had iyo jer waxan maqlaa gabdhaha futa weyn ayaa ugu qurxoon durma, gabayo badan aya lagu amany hablaha gadaal u weyn,
marka taas maxaa ka jira quruxda dumarka miyaa la dhihi karaa waa buurnaanta ama naasaha waawweyn ama dhererka fadlan sharax fican ayan idinka raba mahadsanidin.

Jawaabta:
Quruxda waa wax nisbi ah, qofkb si buu u arkaa dhaqamada dadka way kala duwan yihiin, naagta dheer iyo midda gaaban dad si ay u arkaan midda qurxoon, teeda kale midda buuran oo jirka leh iyo midda dhuuban iyagana dadka si bay u arkaan, inkastoo raga badankooda ay soo jiitaan dumarka barida weyn oo moxagga dhuuban, markaad eegto gabayada carabta waxaa ka buuxa amaan lagu amaanayo gabdhaha timo dheer iyo moxog yar iyo dabo weyn. Adduunkana hadda waxaa cagsi in la amaano naagaha laflafaha ah oo hilib aan lahayn oo dhuuban.
Hablaha dabada weyn guud ahaan raga way soo jitaan, xataa markaan eegno umadaha dunia kala duwan waagii hore waxay qurux ku tirin jireen naagaha dabada weyn.
Laakin waxaa fiican in lagu dadaalo quruxda macnawiga ah, qalbiga iyo dabeecadda iyo dhaqanka gabadha iyo akhlaaqda.
Dumarka dhexda yar oo gadaal u weyn xagga quruxda iyo caafimaadka maxaana lagu jeclaaday
Ragga baqolkiiba sagaashan waxay u arkaan naagta gadaal u weyn oo moxogga dhuuban inay tahay naagta ugu quruxda badan, tolow taas maxaa keenay.
Naagaha sidaas ah miyay ka fiican yihiin kuwa wada siman.
Waxaa la sheegay dumarka barida weyn inay caafimaad ahaan u roon yihiin ilmaha uurka ku jiro.
Dhakhaatiir badan ayaa daraaso iyo baaritaan sameeyay, waxay sheegeen in naagta gadaal u weyn ay dhalayso ilmo maskax badan leh oo caqli badan.
Taas waxay u tiiriyeen baruurta baryaha inay wax u tarto ilmaha marka uu uurka ku jiro.
Sidaa awgeed ilmaha caqliga badan badankooda waxaa sabab u ah baruurta barida hooyada.
Taas waa xagga caafimaadka uurjiifka.
Marka aan u noqono xagga soo jiidashada, gabada barida weyn oo moxagga dhuuban waliba markay ku darsato shaf soo taagan, waxay soo jiidataa ninka, qofkii guursado naag sifooyinkaas leh marka uu arkayo wuxuu dareemayaa farxad, waayo quruxda jirka dumarka maskaxda ninka kaalin weyn ayay ka geysataa.
Laakin naagta ayada oo dhan isku midka ah oo bari aan lahayn ninka masoo jiidato.
Waxaa la sheegay waagii hore afrika nimanka marka ay dumar rabaan inay soo doortaan naagaha ayaa saf la galinaa. wuxuu ninka safka kala baxaa midda gadaasheeda kasoo baxsan.
Macnaha waxaa laga wadaa midda ugu dabo weyn oo buuran.
Taas marka waxay tilmaamaysaa inay wax fiican u arki jireen.
Hadda dunida way isbaddashay, dadka reer galbeedka waxay u arkaan quruxda naagta dhuuban oo dheer oo lafalafaha ah oo aad mooddo inay gaajo dishay.
Naagaha faashiyanka oo dharka xayeysiiyo dhammaantooda way wada dhuuban yihiin, naag buuran maba noqonayso moodel, xattaa filimada naagaha jilo waa naago caato ah.
Taas waxay ka wadaan naagaha buuran inaysan qurux badnayn,
Boqoradda quruxda dunida ma noqoto naag hilib leh oo buuran.
Ragga qaar arrintaas ayay qaateen maba u arkaan qurux buurnaanta, waxay raadiyaan naag caato ah.
Xattaa waxaa lagu dhahaa hadda naagta buuran caafimaadkeeda okeey ma aha, waxaa laga yaabaa inay qabto cudurka wadnaha ama sokorow.
Sidaa awgeed dhinaca raaxada waxaa ku fiican naagta caatada ah.
Marka labada qolo fikirkooda aan isbarbardhigno waxaan eegaynaa in buurnaanta daran ay xun tahay, sidoo kale caatanimada daran iyadana inay xun tahay.
Waxaa fiican naag buurnaan iyo caatanimo u dhexeyso oo gadaal iyo xabadka u weyn.
Quruxda dhabta waa taas. Ninkii rabo raaxada guurka dhabta ah naagtaas ha guursado
Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa
Beauty is a relative thing, a person can see how people’s cultures are different, the tall and short women people to see the beautiful one, the other the fat and the thin one they see people to see, although most men are attracted to women who are big and thin.
When you look at the Arabic poetry, it is full of praise for girls with long hair and little moxog and big tails. And in the world now it is a good idea to praise women who are meatless and thin.
The big-tailed girls are generally attracted to men, even when we look at the nations of different worlds in the past they used to consider the big-tailed women beautiful.
But it is good to strive for the meaningful beauty, heart and character and culture of the girl and morality.
Why are women with small waists and big buttocks so attractive in terms of beauty and health?
Ninety percent of men consider a woman with a big buttocks and a thin head to be the most beautiful woman, what is the reason for that?
Are such women better than those with equal breasts?
It is said that women with big buttocks are healthier for the baby in the womb.
Many doctors have conducted studies and research, and they said that a woman with a big buttocks gives birth to a child with a big brain and intelligence.
They attributed this to the fat in the buttocks that helps the baby during pregnancy.
Therefore, most intelligent children are due to the mother’s fat in the buttocks.
This is in terms of fetal health.
When we return to attractiveness, a woman with big buttocks and a thin head, when she adds a standing figure, attracts a man. A man who marries a woman with these characteristics feels happy when he sees her, because the beauty of a woman’s body plays a big role in the man’s mind.
But a woman who is all the same and does not have a man in the east does not attract a man.
It is said that in the past, when men in Africa wanted to choose women, they would line up. The man would leave the line with the one behind her.
The meaning is the one who is the biggest and fattest.
This indicates that they used to see things well.
Now the world has changed, Westerners see beauty in a thin, tall, and well-boned woman who looks like she has starved to death.
Fashion women who advertise clothes are all thin, a fat woman cannot be a model, even in movies, the actresses are thin women.
They say that fat women are not beautiful,
The beauty queen of the world is not a fat and meaty woman.
Some men have taken this and do not see fatness as beauty, they look for a thin woman.
It is even said that a fat woman is not healthy, she may have heart disease or diabetes.
Therefore, in terms of pleasure, a thin woman is better.
When we compare the opinions of both parties, we see that extreme obesity is bad, and extreme thinness is also bad.
A woman who is between fat and thin, with a big back and chest, is good.
That is the true beauty. A man who wants the pleasure of a real marriage should marry that woman
