Timaha maxaa daadiyo maxaana daawo u ah
Su’aasha:
Qofka marka uu qabaysanayo wuxu isku arka timaha oo shambada soo racaya mar kaste waaye taas maxaa la dhihi karaa dawo malo helaa timaha dhacaya, daawo dabiici ah hadi la heli karo iso shega.

Timaha maxaa daadiyo maxaana daawo u ah
Jawaabta:
Timaha waxaa daadiya sababo badan waxaa ugu muhimsan kuwan:
1- qofka inuu adeegsado waxyaalaha kiimikada oo laysku qurxiyo sida daawada timaha la mariyo sida madoobeysada iyo daawada lagu guduudiyo iyo kareemooyinka timaha iyo qalabka timaha lagu feereeyo oo aadka u kulul.
2- inay jiraan cudurro la xiriira maqaarka madaxa isagana wuxuu keeni karaa timaha inay daataan.
3- dhibaatooyinka nafsiga fikirka iyo walwalka iyagana way daadiyaan timaha.
4- dumarka qaarkooda waxaa u keena isbaddalka hormoonada jirka siiba hormoonka estrogen loo yaqaano, dumarka qaarkooda marka ay dhalaan ayay ka daataan timaha.
5- kaniiniyada uurka reebo iyagana timaha ayay jilciyaan wayna ridaan.
6- daawooyinka qaar waxay keenayaan side effect oo timaha ridaya sida daawooyinka cadaadiska dhiiga iyo kuwa dhiigga qolqoliya iyo daawooyinka jirooyinka wadnaha iyo kuwa caabuqa kalabaxyada jirka iyo daawooyinka niyadjabka (istareeska)
Sida loo daadwweyo timaha dhacaya
Marka hore waxaa habboon in la ogaado sababka keenay markaas ayaa la ogaan karaa daawada ku habboon. Waxaa kaloo jira waxyaabo dabiici ah saliido iyo geedo oo timaha dhacaya lagu daaweyn karo. Waxaa laga yaabaa linkiyadan inaad ka hesho daawada daadashada timaha oo dabiici ah:
-
Timaha Daadashadooda Sida Fudud Loo Daaweeyo
-
Saliidaha Timaha Bixiya Oo Dabiici Ah
-
Afarta Saliid Dabiiciga Oo Timaha Lagu Dheereeyo
-
Daawada Timaha U Fican Oo Ka Reebaysa Daadashada
Hair loss can occur for many reasons, the most important of which are:
1- the use of chemical cosmetics such as hair dyes and hair creams, and very hot hair straighteners.
2- there are diseases related to the scalp that can also cause hair loss.
3- psychological problems and anxiety can also cause hair loss.
4- some women are caused by changes in hormones, especially the hormone estrogen, some women lose their hair after giving birth.
5- birth control pills also soften and shed hair.
6- some medications cause side effects that cause hair loss, such as blood pressure medications and blood thinners, heart disease medications, arthritis medications, and antidepressants (stress medications).
How to stop hair loss
First, it is important to know the cause, then the appropriate medication can be found. There are also natural remedies, oils, and herbs that can be used to treat hair loss. You may find natural hair loss remedies in these links:
أهم أسباب تساقط الشعر
يتساقط الشعر لأسباب عديدة أهمها:
1- يجب على الشخص استخدام مستحضرات التجميل الكيماوية مثل صبغات الشعر مثل كريمات الشعر باللون الأسود والأحمر ومكواة الشعر شديدة السخونة.
2- هناك أمراض متعلقة بفروة الرأس ويمكن أن تسبب تساقط الشعر.
3- المشاكل النفسية والقلق أيضا يسببان تساقط الشعر.
4- تغير الهرمونات في الجسم إلى هرمون الإستروجين ، وبعض النساء يفقدن شعرهن عند الولادة.
5- بصرف النظر عن حبوب منع الحمل ، فإنها تعمل أيضًا على تنعيم الشعر وتساقطه.
6- تسبب بعض الأدوية آثارًا جانبية لتساقط الشعر مثل أدوية ضغط الدم ومخففات الدم وأدوية أمراض القلب والأدوية المضادة للالتهابات ومضادات الاكتئاب.
كيفية وقف تساقط الشعر
بادئ ذي بدء ، من المهم معرفة السبب ومن ثم يمكن العثور على الدواء المناسب. هناك أيضًا زيوت وأعشاب طبيعية يمكنها علاج تساقط الشعر.
