Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay

Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay Su’aasha: A S C, naag la qabo haddii ay niman kale si qarsoodi ah xidhidh xaaraan ah la sameeyso u nin keegu ku ogaado kadib ay ninkeega ku tidhaahdo i cafi waan khaldamay ninkeeguna haddii u cafisku cafinayo shuruud uga dhigo inay u sheegto nimanka […]

Categories
Riyooyinka Dreams Talooyinka Consultation

Qaabka looga hortago riyooyinka cabsida leh

Qaabka looga hortago riyooyinka cabsida leh Su’aasha: wsc qofkii raba inuu iska ilaaliyo riyooyinka xunxun oo cabsi leh muxuu sameyn karaa Jawaabta: Riyada cabsida leh waxay ka timaadaa shaydaanka, qofka waxaa laga rabaa inuu seexdo asoo daahir ah Sidoo kale inuu iska ilaaliyo waxyaalaha fikirka u keenaya marka uu sariirta tago. Waxaa laga rabaa inuu […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Biyaha galmada kaddib soo daato naagta uur ma ka qaadi kartaa

Biyaha galmada kaddib soo daato naagta uur ma ka qaadi kartaa Su’aasha: scw galmada xaajigayga kadib biyaha markuu igu shubo si dhaqsi ayey kusoo daataan way soo wada baxaan, tas malga yaaba inay keento inaan uur qaadin, biyasha shahwad shardi miyaan inay wada galaan.   Jawaabta. Taas waa arrin dabiici ah, biyaha shahwada ninka oo […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Caadada xun waxay leedahay daalka maskaxda cuntadan isku daaweey

Caadada xun waxay leedahay daalka maskaxda cuntadan isku daaweey Su’aasha: Waxan raba inaad iga jahilbixisan siigada haddii qof u badsado miyay kentaa dalaa dhanka maskaxda waxaan isku arkay daal xaga maskaxda iyo wax qabasho la’aan maskaxda ayaan ka daalaa marka wax qaban rabo ama aan ka fikiro   Jawaabta: Waa xaqiiqa warkaas, qofka falkaas in […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Ninkeyga wuu ka helaa inuu igu jeesjeeso maxaa talo ah

Ninkeyga wuu ka helaa inuu igu jeesjeeso maxaa talo ah Su’aasha: Sheikh marwo ayaan ahay waxaan ku rakya ninkayga mar walbo inuu igu jeesjeesayo siiba marka ay joogaan qaraabiisa walaalihiisa iyo dadka kale saaxiibayaashiisa maxaad igula talin laydeen idinkoo mahadsan.   Jawaabta: Jeesjeeska waa xaaraan, diinta islmaamka way reebtay, aayad reebaysa ayaa kusoo aroortay Quraanka […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Sidee loo kiciya dareenka raga

Sidee loo kiciya dareenka raga Su’aasha: Waxan donaya inaad i shegtaan dareenka ninka sidey xaaskiisa u kicin karto oo ugu fudud wayo nimanka qaar ma aha kuwo dhaqsi u kaco taas maxaa keenaya mida kale ninka geedka maxaa ka damiyo markay galmada socoto taasna xal malo heli karaa. Jawaabta: Su’aashaada oo ah sidee loo kiciyaa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ducada guurka oo laga soo qaaday quraanka iyo sunada

Ducada guurka oo laga soo qaaday quraanka iyo sunada Ducada guurka, sida la og yahay guurka kuma soo aroorin duco u gaar ah, laakin qofka guursan rabo Alle wuu weyddiisan karaa waxa uu rabo waayo Ilaahay marka addoonkiisa uu baryo wuu u ajiibaa sida quraanka lagu sheegay. Teeda kale quraanka iyo sunada nabiga (SCW) waxaa […]