Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Ninku intuusan guursanin kahor hadu yahay nin zaani ah

Ninku intuusan guursanin kahor hadu yahay nin zaani ah Su’aasha: A S C, ninku intu guursan kahor haddii uu ahaa nin zaani ah yacni nin ka ziinaysan jiray naago badan dambigu sameeyay isagon ka tawubad keenin suurtagal miyay tahay inu ninkaasi guursado gabadh dhawurson o dhaqan waanagsan leh mise qasab wuxu guursani gabadh sidisa o […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabadha dareenkega galmo u aad u sareeyo hadu nin istiimiyo miyay is kontrooli yacni isxakamayn karaysaa

Gabadha dareenkega galmo u aad u sareeyo hadu nin istiimiyo miyay is kontrooli yacni isxakamayn karaysaa Su’aasha: A S C, gabadh garooba 27 jir ah oo aad u dareen iyo kacsi badan leh /high sex drive woman/ gabadhan dareenkegu heer wuxu gaadhsiisan yahay haddii uu nin ereyo macaano jacayla ku idhahdo ama sheeko raaxo leh […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabadh la qabo haddii uu ninkeegu ilmo ka dhali waayo si ay ilmo u dhasho nin kale miyay la galmooni

Gabadh la qabo haddii uu ninkeegu ilmo ka dhali waayo si ay ilmo u dhasho nin kale miyay la galmooni Su’aasha: A S C, gabadh la qabo ninkeeda aad u jecel hal wiil’na u dhashay ninkeeda kadib sanado badan ilma kale u dhaliwayday markay iyada iyo ninkeegu ay dhakhtarka isku raacen iyadi waxa lagu yidhi […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Xaaskayga biyaha faraha ma ugu keeni karaa

Xaaskayga biyaha faraha ma ugu keeni karaa Su’aasha: shekhow waxan donaya inaad iga jahilbixiso xaaskayga biyaha farta ayaan uga keenayaa mararka qaar taas diinta maxay ka qabtaa mala dhihi karaa siigo waaye, galmada caadiga iyadana sida badan kuma biyabaxdo laakin faraha markaan u galiyo raaxo daran ayay dareemaysaa biyaha ka baxaan Jawaabta: Ninka iyo naagtiisa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Maxay gabdhaha qaar qiimahoga iyo sharaftoda u ilaashaneyn

Maxay gabdhaha qaar qiimahoga iyo sharaftoda u ilaashaneyn Su’aasha: A S C waan idin salaamay webka daruur runti waa website aad u qiimo badan intaas kadib markan suaashayda u gudbo, waxan arkay gabadha badano kuwa la guursanin iyo kuwa la qaboba marka gabdhahaasi haddii uu nin alaale ninka ka dalbada xidhidh shukaansiya ha noqdo ama […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Noocyada biyaha nimanka kasoo baxo iyo axkaamtooda

Noocyada biyaha nimanka kasoo baxo iyo axkaamtooda Su’aasha: waxaan  rabaa inaad ii kala sheegtan biyaha raga kasoo baxo noocyada ay yihiin maxaa nijaas ah maxaa daahir ah Jawaabta: Raga waxaa kasoo baxo caadi ahaan sedex nooc ka mid ah biyaha. Biyaha koowaad waa manida  المني waa biyaha shahwada waana cad yihiin wayna adag yihiin sida […]

Categories
Talooyinka Consultation

Qofka sooman haduu riyo ku biyabaxo soonkiisa sax miyaa

Qofka sooman haduu riyo ku biyabaxo soonkiisa sax miyaa Su’aasha: sw waxaan rabaa inaad ii sheegtaan maxay diinta ka qabtaa qof dhalinyar ah oo sooman riyo arkay markaas biyaha shahwada ka yimaadeen soonkiisa ma buraa masoo qaleeyaa soonka maalin kale ama soonkiisa waa ansaxaa. Jawaabta: Qofka sooman hadduu riyo ku biyabaxo soonkiisa ma burayo, kaliya […]