Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Shahwadayda ayaa aad u yar ahna khafiif maxaan sameeyaa

Shahwadayda ayaa aad u yar ahna khafiif maxaan sameeyaa Su’aasha: A S C, Bahda darur wan idin salaamay maanta wxn qabay su’aal muhim ah, waxan leeyahay reer ila mudo 8 sano ah gabadha xaaskayiga waxay idhashay wiil 7 jiir ah lkn wax ilma kale malihin marka dhibta ihayisata aniga shahwadayidi aya aad u yaraaday iyo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Maa jirtaa daawo lagu kobciyo xubinta taranka raga

Maa jirtaa daawo lagu kobciyo xubinta taranka raga Su’aasha: Maa jirtaa daawo lagu kobciyo xubita taranka raga, maa la dheerayn kaara guska raga,fadlan jawaabta dag dag ayaan u rabaa. Jawaabta: Su’aashan dhowr jeer ayaan ka jawaabnay, waxaad ka raadin kartaa webka daruur, guud ahaan daawo ma jirto si toos ah u weynayn karta geedka ninka, […]

Categories
Talooyinka Consultation

Waxaan ahay gabar 19 jir saxarada ma ceshan karo waxaana sabab u ah arintan

Waxaan ahay gabar 19 jir saxarada ma ceshan karo waxaana sabab u ah arintan Su’aasha: Asc wll waxaan ahay gabar 19 jir ah waxaan jeclaaday wiil cad oo qurxoon oo diinta xiiseeya oo ku dhaqma oo balwad lahayn oo Dumarka fiir fiirin oo xishood iyo aqlaaq leh oo cod kar ah oo geesi ah masha […]

Categories
Talooyinka Consultation

Qofka aan xiriirka la leeyahay sideen uga dhigi karaa qof ila shekeysta oo aanu kala caajisin

Su’aasha: Waku salaamay wllo nio gabar baa xiriir naga dhexeeyaa hadana ma hadal badan inta badan anigaa sheekeeyo iyadu hadalkeedu wuu koobanyahay waxayna ii sheegtaa inay I jeceshahay aniguna waxaan ahay dadka aanan xiisey kuwa afka gaaban ee hadlin marka sidee war kaga keensan karaa maxaan ugu sheekeeeyaa bal ila tali sxb Jawaabta: Marka hore […]

Categories
Bulsho Society Talooyinka Consultation

Waxan ahay gabadh 22 jir ah walwal iyo kalsooni la’aan aan isku arkay

Su’aasha: Asc wllo waxd talo igasiisan dhib iheystaa tasoo ah wll waxan ahay inan ama gabadh 22 jir ah xaalada waxn isku arkay mudo lagajoogo sanad markn xidhiidh lasameyo wiil waxn daremaya cidhiidhi kalsoni la,an walwal an ka baqayo inan qofka wayo an jeclado ama yanan jeclan markaste isku dhacayaga aniga usababa burburiya xidhiidhkyga waxnkle […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Waswaska marka  muda maqnaadaba soo labakacleeyo maxaa sababa

Su’aasha: Waswaska marka  muda maqnaadaba soo labakacleeyo maxaa sababa ? Maxase xal u ah Anigo mantay class Ka kujira Ayan kufikirayay inan imtixaanka Ka baaso marka soon Ayan iguso dacayay lakin anigana waxaan laha illahi anigo wax shardi lagalin ayuu wax walba isiiya marka umabahano inan shardi lagalo lakin saladi magrib anigo weyso qadanayo aad […]

Categories
Talooyinka Consultation

Codsi guud ku saabsan qoraallada su’aasha la xiriira

Su’aasha: asc Allah macak waxaan idinka codsanayaa inaad webka daruur marka riyada naloo fasiro riyaadi screen shot ayaan ku qaadaa waanan kaydiyaa hada waxaad dhex galiseen qoraalkii qaybo kale tusaale riyooyin kale riyada aragtida,…………….. riyada qaaa…………… riyooyinkale taasoo qoraal riyada Kala qaybisoo soo dhexgaliseen oo Kala qaybisay kalkii Ay markii hore riyadu kuwada dhamayd iyadoo […]