Riyada dhimashada walaasha Riyada: Shiikhow waxaa ku riyooday walaashay dhimaneyso weyna nooshahay meydkeedana la waynaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha haddaan wali la guursanin in la guursanayo Dhimashada walaashada waxaa lagu fasiraa fogaanshaha ay ka fogaanayso qoyskeeda. Maxaayeelay naagta marka la guursado ninkeeda ayay raacaysaa. Haddii ay tahay qof la qabo riyada waxay tilmaamaysaa arrimaheeda […]
Riyada dhimashada walaasha

