Riyada naag aan deris nahay funaanad cusub i siinayso Riyada: Waxaa ku riyooday naag aan daris nahay oo isiiineyso fanaanad cusub oo ah kuwa qabowga laga gashado ,anigana dhahayo waa u baahna oo masaajidka ayaba salaada subax ku Aadi laha . Maxay noqon karta riyadas? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabar bikro aad guursan doonto […]

