Riyada salaada iyo akhriska suuradda Alamnashrax

Riyada salaada iyo akhriska suuradda alamnashrax Riyada: Waxaan ku riyooday dhowr jeer aniga oo salaat tukanaayo iyo riyada kale aniga oo alamnashrax aqrinaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa faraj aad heli doonto, dhibka ku haysto ayaad ka baxaysaa Waxaad gaaraysaa muraadkaaga, si fudud ayaad ku gaaraysaa Waa riyo aad u fiican oo mustaqbal wanaagsan leh […]
