Categories
Caafimaadka Health

Kaniiniga Speman oo biyaha raga badiyo

Kaniiniga Speman oo biyaha raga badiyo Su’aasha: Waxan rabaa inaan ogaado kaniiniga lagu kordhiyo biyaha shahwada raga dhib ma leeyahay muxuu taraa ninka ma cuni karaa asoo caadi ah oo aan biyihiisa yaran? Jawaabta: Kaniiniga Speman wuxuu ka kooban yahay geedo, guud ahaan wuxuu daawo u yahay borostaatada ninka iyo meelaha biyaha manida soo galaan […]

Categories
Caafimaadka Health

Habka loo joojin karo siigaysiga How to stop bad habits

Su’aasha: Waxaan ahay Dhibane udhiban Aafada / Cudurka loo yaqaano siigada Markasto waxaan is dhahaa Iska Dhaaf waxaan mafiicne waxey kuu horseedi kartaa Mustaqbal Xumo Aad kashalayso Falka Waan kudhacaa yacnii Waan siigeystaa Oo Sheydaan ayaa Iimaceeya markaan siigeysto waan Shalaayaa Iska Dhaaf ayaan Iska dhahaa Waana Iska dhaafi Kari la’hay Marka Walal maxaad Igula […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxaan ahay xaas mudo 4 sano caruur dhalin galmada ma dareemo

Waxaan ahay xaas mudo 4 sano caruur dhalin galmada ma dareemo Su’aasha: Asc waxaan ahay xaas mudo 4 sano wax caruur ma dhalin darenkeyga aad ayuu uliitaa oo galmada waxba kuma dareemo mana siigeyso wax xun neh ma fiirsado sideen dareenkeyga ku xoojiyaa oo aan unoqdaa qof xaga gogosha u nugul. Jawaabta: Dhalmada waa wax […]

Categories
Caafimaadka Health

Cuntada iyo caafimaadka xiriirka ka dhexeeya

Cuntada iyo caafimaadka xiriirka ka dhexeeya Caafimaadka iyo cuntada xiriir weyn ayaa ka dhexeeya, qofka intuusan ku degdegin daawo waxaa habboon inuu ilaaliyo cuntada uu qaadanayo iyo xilliga uu qaadanayo. Jirrooyinka badankooda waxay ka dhashaan cunta xumida si xun in loo adeegsado cuntada ama in la cuno cunto dhib jirka u keenaysa. Sidoo kale waqtiga […]

Categories
Caafimaadka Health

Oonka kadib biyo baraf marka la cabo dhididka badan maxaa keena

Oonka kadib biyo baraf marka la cabo dhididka badan maxaa keena Su’aasha: Walaal markaan aad u oomo oo haraadanahay hadaan biyo baraf leh cabo waxaa iga yimaada dhidid waaweyn taas maxaa u sabab ah? Anoo saa’id oon ii haayo hadaan biyo qabow oo baraf leh cabo waxaa iga yimaada dhidid badan arintaas maxay la xiriirtaa? […]

Categories
Caafimaadka Health

Dareenka raaxada kaadida waa maxay

Dareenka raaxada kaadida waa maxay Su’aasha: Xubinkayga taranka waxan dareemaa macaansi markaa kaadshayo cun cun markay biyahu iga imaadana kaadida ma xajin karo usobab ah ma la odhan karaa. Jawaabta: Dareenka raaxada la dareemo xliga kaadida inta badan waxaa keenaa qofka oo aan mudo biyo ka bixin oo xubintiisa taranka la gaaxiyay, buuxsanaanta ay buuxdo […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Niyad jabka sida loo daaweeyo

Niyad jabka sida loo daaweeyo Su’aasha: Walale waxan Ahay will Dalan yaro Ahh Waxanaa qabaa xanun ladago Niyad jab Waxaan Amiin sanahy inan waxbo qabsani kariin ee maxan sameyaa walalo isheg Adigo Rali eh. Jawaabta: Cudurka niyadjabka waa cudur nafsi ah, wuxuu la xiriiraa nafta aadanaha, qofka asoo awood leh ayuu aaminayaa inuusan wax taraynin, […]