Gabadha fircooniga dhiig maka imaanayaa marka ugu horreyso Su’aasha: Gabadha fircooniga marka ugu horeya u ninku guskisa galiyo u galmo la sameeyo siilka dhiig miyaa uga imaanaya. Jawaabta: Dhiiga dhaawaca toliinka oo xoogga loo adeegsaday ayaa ka yimaada gabadha wuxuuna kasoo baxaa maqaarka la tolay oo ah meesha laga gooyay kintirka iyo labada faruur ama […]
