Categories
Caafimaadka Health

Isticmaalka dawada dhakhtarka ee biya baxa dag daga ah

Su’aasha: asc ugaas waxaan isku arkay biya bax dag dag ah wan siigeysan jiray filmada jugta wan firsan jiray hada bari ayan dhakhtar usocda markan dawada isticmalo maiga baxaya mida kale dawada intaan isticmalkeeda wado majoojiya ciyaarta mise waan wada? Jawaabta: In badan ayaan ka jawaabnay su’aashan mid la mid ah waxaad ka raadin kartaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Ninkayga waan jeclahay laakin raaxada ayaan isku haysanaa

Ninkayga waan jeclahay laakin raaxada ayaan isku haysanaa Su’aasha: scw waxan ahay naag la qabo ninkayga aad ban u jeclahay laakin dhinaca raaxada ayaan ku dhibay mar kaste galmo ayu iga rabaa lakin aniga sidaas ma ahi isaga qaab kaste ayuu rabaa inuu igu tago foorar iyo istaag iyo noc walba lakin aniga foorarka kuma […]

Categories
Caafimaadka Health

Hadii shahwada aan isku reebo kelli xanuun iyo dhabar xanuun miyey leedahay?

Hadii shahwada aan isku reebo kelli xanuun iyo dhabar xanuun miyey leedahay? Su’aasha: Nio ayaanta siigo waa iska ilaalinaayey lkn saakan xubintayda gacanta ku dadaliigay xooga markay biyaha iga soo dhawaaqeen wax cad oo sida shahwada u adkeynaa iga soo dhibcay ka dib muuqato qawan aan arkay dareenka dhan ayaa aad ii kacay waan is […]

Categories
Caafimaadka Health

5 sano aan is qabnaa uur wali ma qaadin raaxo ma dareemo

5 sano aan is qabnaa uur wali ma qaadin raaxo ma dareemo Su’aasha: scw marka aan ninkey galmo la sameynayo wax raaxo ah ma dareemo laakin isaga aad u uga helaa raaxo xoog leh ayu dareemaa galmada xataa waqti dheer ayu rabaa mar kastana wu raba maanta dhan inu saanado ayu raba shan sano an […]

Categories
Caafimaadka Health

Sirta ku jirta faruuryaha waaweyn ee dumarka

Sirta ku jirta faruuryaha waaweyn ee dumarka Su’aasha: SCW waxaa soo batay malmahan dumarka faruuryaha weynaysta mala dhihi karaa naagta fauurta weyn ayaa ka qurxoon midda faruurta yar leh teeda kale waxan maqlay dumarka fauuryaha weyn siilka aya ka faruuryo weyn yihiin midaas ma saxbaa, mida sidexad hablaha faruurta weyn way kacsi badan yihin ayan […]

Categories
Caafimaadka Health

Timirta raga awood ma usoo celisaa

Timirta raga awood ma usoo celisaa Su’aasha: hadii an cuno 10 kg oo timir ah bil gudaheeda aanan siigeysan galamana sameynin rafaadki siigada maka bogsanaya timirta guska ma weyneysa. Jawaabta: Timirta waa cunto fiican laakin waxa aad sheegtay ma qabanayso xiriir lama laha si toos inay u saameyso awoodda galmada suurtagal ma aha, waa cunto […]

Categories
Caafimaadka Health

Culeyska qooraha waxa keeni kara

Culeyska qooraha waxa keeni kara Su’aasha: scw marar waxaan isku arkaa qooraha culeys iga ah xanuun ma jiro laakin culeys ayaan ka daremaa maxaa la dhihi taas jirro miyaa mise waa wax caadi ah oo raga oo dhan ay la kulman teeda kale qooraha way lalman yihin oo masoo kadoodna wayna buran yihin fadlan jawab […]