Nin rag anoo duraayo haddaan barida ka taabto weysada ma iga jabaysaa

Nin rag anoo duraayo haddaan barida ka taabto weysada ma iga jabaysaa Su’aasha: Walaal hadii aan qof injection siiyo gaar ahaan qof rag ah oo farahaygu gaadhaan qayb jidhkiisa(badhida) kamid ah waysadaydii ma jabtay? Jawaabta: Weysada kaama jabayso qofka markaad dureyso hadday gacantaada gaarto barida, kaliya waxay kaa jabaysaa marka aad ka taabato xubnaha xasaasiga […]
Salaada marka la tukanayo go’ ama macawista naasaha hoostooda ma lagu xiran karaa

Su’aasha: in mara ama macawiista lagu xirto nasaha korkooda oo an funaanad ama shaati la xiranin oo macawista lagu qariyo cowrada anqowga ilaa xabadka hoostiisa hadii sidaas an kutukado may iga ansaxmeysa. Jawaabta: Cowrada ninka waxay kasoo waa inta u dhexeysa jilbaha ilaa buufka qofka hadduu asturo salaaddiisa way ansaxaysaa hadduu sameeyo sida aad sheegtay, […]
Nin kacsanaayo haduu nin kale ku kacsado maxay la xiriirtaa?

Nin kacsanaayo haduu nin kale ku kacsado maxay la xiriirtaa? Su’aasha: Raga markay arkaan rag saaxiibadooda oo kacsanaya iyaguna ka daba kacsada maxaa la dhihi karaa mideeda kale nin inuu ninkale cowradiisa arko ma dambi baa. Jawaabta: Ninka dabiici ahaan rag kale uma kacsado mana aha waxaas wax fidri ah, qofkii nin kale u kacsado […]
