Categories
Fatwada

Gabadha sinada lagu dhalay aabeheed miyey guursan kartaa?

Su’aasha: Nin iyo naag baa isku tagay si sharci darro ah halkaas uur baa ka soo baxay naagtii waxay dhashay gabar gabadhiina wey weenaatay marka gabadhaas aabihii xaaraanta ku dhalay ma u banaan yahay guurkiisa waxaan sheeko ku maqlay in ninka owlaadiisa haduusan sharci ku dhalin ama guur ku dhalin inay u banaanyihiine bal arintaas […]

Categories
Fatwada

Faa’idooyinka ay leedahay istiqfaarta iyo axadiista kusoo aroortay

Su’aasha: Asc wllo waxad halmar ka soo hadasha Faiidooyinka ay leedahay istiqfaarta iyo Axadiista laga soo wariyay kuwa ugu ajar badan. Jawaabta: Istiqfaarta waxay ka mid tahay acmaasha ugu fiican oo ugu wanaagsan diinteena, istiqfaarta dunuubta ayaa lagu dhaafaa ilaahay qofka waa ku amaan yeelaa, quraanka aad iyo aad ayuu uga hadlay qiimaha ay istiqfaarta […]

Categories
Fatwada

Wacelka magaca aabbaha ee baasaboorka loogu qorayo

Wacelka magaca aabbaha ee baasaboorka loogu qorayo Su’aasha: walaal ilmaha wacelka ama kisiga qofba siduu u yaqaano  haddii la rabo in loo sameeyo baasaboor magac aabe iyo awoowe sidee loogu qorayaa ileen aabihiisa lama yaqaanee ma u baan tahay qof inui kafaalaqaadoo oo uu siiyo magaciisa oo magcaas baasaboorka loogu qoro oo uu ku socdo […]

Categories
Fatwada

Siigo miyaa qofka haduu biyaha feker ku keeno

Siigo miyaa qofka haduu biyaha feker ku keeno Su’aasha: Walaal su’aashaydu waxay tahay siigadu waa sidee ani waxaan biyaha iska keenaa anoo qalbiga ku haya gabadh aan aqaano oo sawiranaya jidhkeeda iyo wexeeda oo dhan markaa siigadu ma sidaasaa mise waa gacanta oo aad ugu celceliso guska. Jawaabta: Siigada waa qofka inuu gacantiisa adeegsado  ama […]

Categories
Fatwada

Ma ii banaan yihiin weysadana ma iga jabiyaaan labadaan qof?

Su’aasha: Hooyadey Eedadeed Aabaheeda qabo balse ka dhintay weyso ma iga jabisaa mida kalana Gabadha aan adeerka u ahay lkn hooyadeed aan qabo gabadhaas gabdhehee dhasho weyso ma iga buriyaan. Jawaabta: Hooyadaada eedadeeda oo aabbaheeda qabo waa xaaska awoowahaaga waxay kuu tahay maxram ma guursan kartid waxay kaa joogtaa meesha ayeeyadaada ay kaa joogto. Quraanka […]

Categories
Fatwada

Naag madaxweyne ma noqon kartaa diinteenuse maxay ka qabtaa?

Su’aasha: Asc waxaan rabaa inaan idiin weydiiyo su’aashan naag madaxweyne ama hogaan ummadeed ma noqon kartaa hada dalka Tanzania waxaa madaxweyne ka noqotay gabar muslimad ah hadaba diintu maxay ka dhahday arintaas. Jawaabta: Diinta islaamka nidaamka xukunka waa ka duwan yahay nidaamyada hadda adduunka ka jira, islaamka marka hore ma qabo xudduudaha dhex yaalla dowladaha […]

Categories
Fatwada

Suuqa IQ Option ma laga shaqaysan karaa

Su’aasha: walaal waxaan ubaahnaa inaan ka shaqeysto suuqa la yiraa IQ Option marka hadii aan ka shaqeysanaayo lacagta aan ka helo xaaraan miyaa wax ribo ah kuma arkin micnaha lacag la isaaranaayo marka suuqaas war iga siiya {mahadsanidiin}. Jawaabta: Waa maxay IQ Option ? marka hore waa inaan ogaano waxa IQ Option tahay, waa shirkad […]