Faa’idooyinka ay leedahay istiqfaarta iyo axadiista kusoo aroortay

Faa'idooyinka ay leedahay Astiqfaarta iyo axadiista kusoo aroortay

Su’aasha: Asc wllo waxad halmar ka soo hadasha Faiidooyinka ay leedahay istiqfaarta iyo Axadiista laga soo wariyay kuwa ugu ajar badan. Jawaabta: Istiqfaarta waxay ka mid tahay acmaasha ugu fiican oo ugu wanaagsan diinteena, istiqfaarta dunuubta ayaa lagu dhaafaa ilaahay qofka waa ku amaan yeelaa, quraanka aad iyo aad ayuu uga hadlay qiimaha ay istiqfaarta […]