Categories
Bulsho Society News

Nin faqiir 8 maalmood ku taajiray eeg

Nin faqiir 8 maalmood ku taajiray eeg Sheekadan waxay ka dhacday waa hore dalka Maraykanka Nin faqiir ayaa jiray oo waxba aan haysanin xitaa wax uu cuno ayuu la’aa. wuxuu qorsheeyay siduu ku noqon lahaa qof hantiile ah asoon shaqeynin 8 maalmood gudahood. wuxuu ku qoray wargeysayada mid ka mid ah: haddii aad rabto inaad […]

Categories
Bulsho Society

Shukaansiga dumarka la qabo iyo astaamaha naagta xun

Shukaansiga dumarka la qabo iyo astaamaha naagta xun Dumarka la qabo looma oggola nin kale inay xiriir nin iyo naag dhexmarayo la yeeshtaan. naagta ninka guur ayaa ka dhexeeya haddii la qabo nin kale maxay ka doonaysaa. naagaha iyagoo la qabo shukaansado rag kale aad bay u xun yihiin waxaana keeno sababo badan. Naagta inay […]

Categories
Bulsho Society

Marka keliya ay bidaarta wax tarayso

Waxaan joognaa waqti haddii wax yar lagaa arko sawir lagaa qaadanayo. swirkan aad buu ugu faafay baraha bulshada waa nin Sudanese ah oo ka qaybgalay bannaanbax lagaga soo horjeedo madaxweynaha Sudan Cumar Albashiir. wuxuu sameeyay sheeko cusub bidaarta ayuu ka dhigtay dhalo ama derbi wax lagu dhejiyo calanka suudaan ayuu dhegsaday. sawirkan aad baa loo […]

Categories
Bulsho Society

Dhaqanka dadka siduu isu rogay

Samankan aan joogno sifooyinkan qiimaha badan waxaa loo rogay sidatan. Beenta waxaa loo arkaa caqli badnaan Runta waxaa loo arkaa doqonnimo Cadaaladda waxaa loo arkaa daciifnimo Fiicnaanta waxaa loo arkaa dabbaalnimo Islaweynida waxaa loo arkaa sharaf Tawaaduca waxaa loo arkaa dullinimo Afxaarnimada waxaa loo arkaa geesinimo Qabyaaladda waxaa loo arkaa awood. Tuugaanimada waxaa loo arkaa […]

Categories
Bulsho Society Fatwada

Shukaansiga naagaha la qabo halista uu leeyahay

Shukaansiga waxaa laga wadaa qofka naagta inuu u bandhigo rabitaan uu rabo iyada siiba marka uu ka rabo guur. naagta la qabo waxay ka mid tahay naagaha la xarrimay in la guursado sida Ilaahay uu ku sheegay Suuratu annisaa wuxuu yiri Alle cazza wajalla mrkuu ka hadlayay dumarka uu xarrimay in la guursado : وَالْمُحْصَنَاتُ […]

Categories
Bulsho Society

Sedex arrimood guusha waxbarasha lagu gaaro

Sedex arrimood guusha waxbarasha lagu gaaro Sedex arrimood oo noloshaada haddaad samayso meel sare ayaad ka gaaraysaa waxbarashada. qofka waxa baranaya ma heli karo waddo saxan uu keeni karta guul markuu seddexdan sameeyo mooyee. Midda koowaad waa inaad noqoto qof waqtigiisa aad u ilaaliya, hal daqiiqad haba ahaatee ha iska lumin. waxyaalaha aad qabaynayso meel […]

Categories
Bulsho Society

Ninka iyo xaaskiisa sida laga rabo jacaylkooda

Xiriirka ka dhexeeya ninka iyo xaaskiisa waxaa laga rabaa inuu ahaado xiriirka ka dhexeeya isha iyo gacanta. gacanta marka dhaawac soo gaaro isha ayaa ilmaynaysa. waayo way dareemaysaa xanuunka soo gaaray. marka ay isha ilmaysana gacanta ayaa tirtirta. sidaa awgeed haddii nin naag guursado waxaa laga rabaa inuu xaaskiisa u noqdo aabbe iyo hooyo iyo […]