Shukaansiga dumarka la qabo iyo astaamaha naagta xun
Dumarka la qabo looma oggola nin kale inay xiriir nin iyo naag dhexmarayo la yeeshtaan.
naagta ninka guur ayaa ka dhexeeya haddii la qabo nin kale maxay ka doonaysaa.
naagaha iyagoo la qabo shukaansado rag kale aad bay u xun yihiin waxaana keeno sababo badan.
Naagta inay tahay naag aan akhlaaq lahayn oo dhaqan xumo kusoo jiri jirtay inay tahay oo rag badan xiriir la lahayn markay gabadh ahayd.
Ama naagta inay nin jeclayd laakin ninkaas duruufo awgeed ay u guursan weysay marka nin kale ay guursatay oo lacag ama wax kale ay ku raacday wali ninkii hore xiriir la leh, oo taleefan ku shukaana ama internet ama Facebook.

naag ninkeeda ka mashquulay ee mooday inay tahay mas’uuliyadda guurka naagta in lacag iyo dhar iyo guri iyo cunto kaliya in la siiyo oo wax kale ku mashquulay, oona naagtiisa hadal macaan aan ku dhayanin abaayo waan ku jeclahay oo kale, hadalada jacaylka tuso, naagtaas waxay raadinaysaa nin kale oo hadalkii ninkeeda ay ka weysay ay ka helayso.
taas waa marka naagta ay tahay naag diinta ka fog, ninkaas ayay uga sheekaynaysaa ninkeeda xaalkiisa, taasna waxaa ka dhalaynayso jacayl iyo sheeko hoose iyada iyo ninka ajnabiga ka ah.
waxaa kaloo keeni kara naagta inay nin kale raadiso iyadoo la qabo ninkeeda oo ka gaabiyay raaxada gogosha, naagaha qaar aad bay u kacsi badan yihiin diintana ma ku dhaqmyaan, naagta diinta leh si kaste ay u qooq badan tahay nin kale kuma dhacdo mana raadsato.
naagta marka nin kale xiriir la yeelato ninkeeda ayay gaadaysaa marka uu safaro ama meel fog aado rag kale ayay la xiriiraysaa gogoldhaaf ayay samaynaysaa,
waa maxay gogoldhaaf? gogoldhaafka waxaa laga wadaa naagta inay la raaxaysato nin kale iyadoo la qabo.
waa dambi weyn guriga oo dhan ayay sidaas ku kharibaysaa, shukaansiga naagaha la qabo halista uu leeyahay waxaa ka mid ah ninka waxaa u fudud inuu naagtaas ku dhaco oo uu ka sinaysto ileen naagta la qabo iyo gabadha isku dhiirra ma aha, naagta la qabo raaxada way soo martay marka loo fiiriyo gabar bikro ah oo aan wali waxaas arkin.
shukaansiga dumarka xaaska ah waa soo batay taasna waxaa keenay rag badan ayaa naagahooda ka mashquulay, waxay ku badan tahay raga qurbaha ku nool oo naagahooda keena dalalka Africa iyo wadamada carabta markaas ka tago naagtii haddii aysan lahayn diin ilaaliso rag ayay baranaysaa taasna waxay keenaysaa isdhexgal.
waxay u baahnaysaa qof kaalmeeyo oo meelo wax ugu soo dhameeyo isbarashada ninka iyo naagta fursad ayay keenaysaa inay xumaan ku dhacaan.
ninkii naag guursado waxaa habboon inuu iska ilaaliyo inuu ka fogaado wixii qadar ah oo isaga itaalkiisa ka baxsan mooyee.
naagta waxaa kale fasahaadiya dumarka qaar
Naagta xun waxay uga sheekeynaysaa markuu ninkeeda ka maqan yahay waxyaalo aan loo baahnayn, waxaa laga yaabaa inay ku dhiirragaliso shukaansi, marka naagta aad la saaxiibayso lafteeda waa inaad iska ilaalisaa.
naago waxaa jira afka wadaad ka ah hoosna dhilo ka ah, siiba naagaha meelo badan kaga nool qurbaha, gabdho wadaado iska dhigo ayaa jira haddana dhaqan xumo daran ku dhaqaaqo, astaamaha naagta dhilada ah waxaa lagu gartaa, raga kama baqdo waxayna ka heshaa meelaha raga joogo, waxayna ka hadashaa marka ay rag barato arrimaha jacaylka iyo raaxada si qaris aan lahayn ayay uga hadashaa, waxaa laga yaabaa ninka ay barato inay uga sheekayso jirkeeda hoose sida uu yahay iyo raaxada iyo nin inay u baahan tahay calaamada lagu garo naagta xun ayay ka mid tahay, inaysan xishoonin, xishoodka hablaha waa muhim.
Naagta aan la qabin waad guursan kartaa laakin naag la qabo maxaad ka falaysaa:
Maxaa lagu gartaa naagta saaxiibka leh
Married women are not allowed to have a relationship between a man and a woman.
A married woman is married to a man, what does she want from him if he is married to another man?
Married women who flirt with other men are very bad and there are many reasons for this.
The woman is an immoral woman who used to be a bad person and did not have relationships with many men when she was a girl.
Or the woman who loved a man but could not marry that man due to circumstances when she married another man and followed him with money or something else while still in a relationship with the former man, and flirts on the phone or the internet or Facebook.
A woman who is busy with her husband and thinks that it is her responsibility to marry her to only provide money, clothes, housing and food and is busy with other things, and does not give his wife sweet words like “I love you”, show her love, that woman is looking for another man who can get the words she lost from her husband.
This is when a woman is a woman who is far from religion, she tells that man about his husband’s situation, and this gives rise to love and intimate conversations between her and the foreign man.
It can also lead a woman to look for another man while married to her husband who has reduced her comfort in bed, some women are very passionate and do not practice religion, a religious woman, no matter how much she is, does not fall for another man and does not look for him.
A woman lies in wait when another man has a relationship with her husband, when he travels or goes far away, she contacts other men, she commits adultery,
What is adultery? Adultery is when a woman enjoys herself with another man while married.
It is a great sin, it destroys the whole house, the dangers of dating married women include that it is easy for a man to fall for that woman and commit adultery, even if the married woman and the girl are not brave, a married woman has experienced pleasure compared to a virgin who has not yet seen this.
Dating married women has increased and this is caused by many men being distracted by their wives, it is common for men living in the diaspora who bring their wives to African and Arab countries, then if they leave the woman, if she does not have a religious belief, she will learn from men and this will lead to infidelity.
She needs someone to help her and find places to meet, the introduction of the man and the woman provides an opportunity for them to fall into evil.
A man who marries a woman should avoid anything that is beyond his control.
The woman is also corrupted by some women
A bad woman talks about things that are not necessary when her husband is away, she may encourage you to date, when you are friends with the woman herself, you should avoid it.
There are women who are like a priest but who are a prostitute, especially women who live in many places in the diaspora, there are girls who pretend to be priests but act in a very bad way, the signs of a prostitute are recognizable, they are not afraid of men and find them in places where men are, and when she meets men, she talks about love and pleasure without hiding it, maybe the man she meets tells her about her inner body and how it is and the pleasure and that she needs a man is one of the signs of a bad woman, she is not shy, shyness in girls is important.
You can marry an unmarried woman, but what do you do with a married woman:
