Tarjamada carabiga iyo afafka kale
Marka wax aad tarjumayso waxaa lagaaga bahaan yahay inaad isk hubiso ereyga intaadan ku degdegin khladaad badan ayaa kaaga imaanka kara wax yar sida hamsadan oo kale.

tusaale ahaan eeg
Hamzada sidey macnaha u badasho
أذان = call to prayer
waa aadaanka salaadda
آذان = ears
waa wadarta أُذن oo laga wado dhegaha
أُذُن = ear
waa dhegta
إذْن = permission
waa idin qaadashada.
qofka marka uu wax tarjumayo waxaa haboon inuu si fiican isaga eego hamzada.
afka carabiga aad buu uga duwan yahay afafka kale.
Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska
When translating something, you need to double-check the word before rushing into it. You can make a lot of mistakes with something as small as this.
When translating, it is advisable to carefully examine the hamza.
The Arabic language is very different from other languages.
