Waqtiga maqribka in la xiro miyaa albaabada iyo daaqadaha Su’aasha: Asc bahda daruuro suaal wataa Maqribka iyo salaada subax in aalbaabda iyo daaqdaha guryaha laxidho sax miyaa mise waa quraafaad Jawaabta: Xadiis saxiix ayaa kusoo arooray waqtiga fiidka ama maqribka oo amraya in albaabada la xirto oo caruurta laga celiyo banaanka wuxuu yiri rasuulka (SCW): […]
