Guurka danta ku dhisan waxa uu keeno Guurku waa qaybta ugu muhimsan dhismaha bulshada, jacaylkiisa waa inuu run ahaadaa, caadi ahaan guurka waa midka lagu ilaalin karo jiritaanka aadanaha, diinta islaamka aad bay xoogga u saartay guurka iyo qoyska iyo degaanshaha laga rabo, wuxuu yiri Alle (SW): {وَمِنْ آيَاتِهِ أَنْ خَلَقَ لَكُم مِّنْ أَنفُسِكُمْ أَزْوَاجًا […]
