Categories
Sheeko Story

Qiso wiil iyo xaaskiisa tahriib galay marka gurigooda Muqdisho lagu dumiyay

Waa sheeko tilmaamayso rafaadka raaxo inay ka dambeyso, lamaanahan iyagoo is jecel oo gurigooda ku nool ayaa laga dumiyay. kaddib yurub ayay u tahriibeen, si fudud ayayna ku galeen, dhageysasho wacan. Laayigtana hanaga bakhaylin. kuna salli nabiga naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha haatee. Salmaan wuxuu ahaa wiil jaamacad ka dhigto muqdisho, wuxuu aad u jeclaa […]

Categories
News

Kulankii Khayre iyo Kenyaawi

Kulanka Khayre iyo Kanyaawi oo ah midkii ugu horreeyay ay kulmaan, Khayre oo aad u amaanay ololaha cafiska uu Sheekh Kenyaawi qabanayo maalmahaan, dowladda federaalka oo ilaa iyo hadda soo celin la’ amaanka dalka ayaa waxay bilowday inay ka dalbato wadaadada caanka ah sida Kenyaawi oo kale inay shacabka wax u sheegaan. sida la og […]

Categories
News

Bush oo pizza u qaybinaya Shaqaalaha Federaalka sirriga

Shaqaalaha Federaalka maraykanka aan wali lacag qaadanin muddo bil laga joogo ayaa madaxweynaha hore ee Maraykanka Busha u qaybinaya cunto Pizza ah. Khilaaf dartii oo ka taagan labada xisbi ayaa keenay inay mushaarada federaalka Maraykanka soo daahaan, marka Busha ayaa maanta u qaybiyay shaqaalaha sirta loogu talaggalay inay dowladda ugu shaqeeyaan

Categories
Sheeko Story

Gabar maqaarka gudniinka fircooniga laga furfuray markay Jarmalka tagtay

Gabar soomaali ku noolayd waxay gashay dalka jarmalka. Gabadhaas waxay u gudnayd qaab fircooni. Gudniinkaas dhib badan ayuu ku hayay. dhiigga caaadada xanuun ayuu u keeni jiray marka uu ku dhaco. Mararka qaar dhiigga wuusoo daahi jiray. Teeda kale maqaarkeeda oo laysku tolay cadaadis daran ayuu ku hahay. Maxaayeelay marka ay ka jaraan gabadha kintirka […]

Categories
Caafimaadka Health

Oohinta caruurta marka ay xadkeeda ka baxdo

Ilmaha caadi ahaan waxaan caan ku yihiin inay ooyaan siiba marka ay yar yihiin, oohintaas ay ku cabbiraan xanuunkooda ama xanaaqooda, ilmaha marka aad aragto inuu ooynayo waxaad ogaataa inuu wax dhibsanayo haddii uu xanuun jirin wax buu ka xanaaqsan yahay hasee yeeshee waxaa lagaa rabaa inaad fahanto waxa dhibayo, mararka qaarkooda waxaad u xiraysaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Nabraha kilkilaha maxaa kuu keeni kara akhri

Nabraha kilkilaha maxaa kuu keeni kara akhri Dadka qaarkiisa waxaa aad u wareeriya fimanka soo yaaca labada taqfash ama kilkilood nabaradaas aad bay u xanuun badan yihiin waxayna ka soo baxan rag iyo dumarba, maxaa keenaya tolow? guud ahaan kilkilaha waa meelu nugul inay nabro kasoo baxaan siiba marka ay timo leeyihiin waayo qofka markuu […]

Categories
News

Xil. Muna Kay oo muuqaal soo duubtay

Waxaa aad loogu faafiyay saadaha lasoo dhaafay video ay soo duubtay Xildhibaanad Muna Kay kaasoo qabsaday baraha bulshada iyadoo ka hadlaysa dhibka loo geystay, muuqaalkan waxay ku weerartay xukuumadda RW Xasan Cali Khayre. Muna Kay oo ah gabar ka timid dalka maraykanka aad ayay u taageeri juirtay Farmaajo iyo Khayre, laakin hadda waxaad moodaa inay […]