Categories
Fatwada

Furiinka laysku qasbo ma dhacaa

Furiinka laysku qasbo ma dhacaa Su’aasha Hadii si qasab ah lagaga furo xaaskaaga idinko is jecel, weliba dagaal iyo dil la idiinla yimaado MA KAA FURMAYSAA GABADHAADU? Waad mahadsan tihin. Jawaabta Marka hore waa inaan ogaanaa wuxuu yahay qasabka Qasab waxaa laga wadaa qofka marka loogu gooddiyo in la dilayo ama dhaawac weyn loo geysanayo […]

Categories
News

Sawirada diyaaradda India ooy Pakistan soo ridday

Saaka waxay soo rideen ciidanka cirka dalka Pakistan labo dayuurad dagaal oo ay leedahay dowladda India, marka ay soo weerareen kaddib Kashmir halkaan ka akhriso faahinta: War degdeg Pakistan oo labo diyaarad dagaal soo ridday

Categories
News

MD Erdogan oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee Turkey wax ka barta

MD Erdogan oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee Turkey wax ka barta Madaxweynaha Turkiga oo ah qofkii ugu horreeyay soomaali garab istaaga, waxyaalo badan ayuu u sameeyay, marka dowlado badan carab ah ay dalkeena dhabarka u jeediyeen. Erdoğan oo ah qof aad u jecel shacabka soomaaliyeed wuxuu booqday ardayda soomaalida ee wax ka barata dalka […]

Categories
News

George Bell 77 jir ah oo caruur yaryar kufsaday

George Bell 77 jir ah oo caruur yaryar kufsaday George Bell oo ah Wasiirka Qasnadda (maaliyadda) ee Vatican  oo labo caruur kufsaday,  labadaas caruur oo da’doodi ahayd  13 sano. sidoo kale caruur kale ayaa lagu haystaa inuu kula kacay fal edebdarro ah. wasiirkan oo joogay markaas kaniisad ku taalla magaalada Melbourne ee dalka Australia, ninkan […]

Categories
News

Pakistan oo labo diyaarad dagaal soo ridday

Pakistan oo sheegtay inay soo ridday labo diyaarad dagaal ay leedahay India. marka ay weerar kusoo qaadeen kaddib Kashmir . Pakistan oo sheegtay hal duulay inay nolol ku qabatay oo hadda ay hayso dayuuradaas oo weerar kusoo qaadday dalka Pakistan sawirada diyaadda oo holcaysa

Categories
News

Wasiirka maaliyadda iyo kalluumaysatada Soomaaliyeed

Wasiirka maaliyadda iyo kalluumaysatada Soomaaliyeed Wasiirka maaliyadda oo isku sawiray wiil yar ka mid ah kalluumaysatada soomaaliyeed. runtii sawirkan wuxuu xambaarsan yahay arrin weyn oo tilmaamysa dalka inuu leeyahay khayraad badan> Wasiirka maaliyadda Dr.Cabdiraxman Ducaale Beyle oo muujiyay dalka inuu barqaawo sooran yahay marka uu isku sawiray wiilkan yar ee ka mid ah kalluumaysatada. soomaaliyeey […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay iyadoo dhashay sedex caruur

Su’aasha Asc walaal waxaan rabaa In aad riyo ii fasirto  wali la ima guursan waxaan ku riyooday anoo dhalaaayo sadex cunug fooshana alle iguma dhibin si fudud ayan ku dhalay ilmihi aan dhalay ayaa cunug Ka mid ah waxaa qadaneeso naag aan isku Mel joogno oon aqaaan oo hada isku mel ayaan joogna safcn ayaan […]