Categories
News

PM-ka Canada Justin Trudeau oo Masjid ka khudbeeyay

Raisulwasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa wuxuu booqday masjidka SNMC mosque ee ku yaalla magaalada Ottawa ee dalka Canada. Muslimiinta si fiican ayay suoo dhoweeyeen, wuxuu uga tacsiyeeyay muslinka dhibka loogu geystay dalka New Zealand. wuxuu sheegay Canada inay muslimiinta qayb ka mid ah ay yihiin bulshada. sidoo kale inay kaalin ka qaadanayaan dhismaha Canada. daawo […]

Categories
Sheeko Story

Ducada hooyada sidey dabka uga reebtay cunug naas nuug ah

Qiso Hooyo ducadeeda kuu caddeynayo Daar weyn oo ka kooban ayaa waxaa kacay dab ballaaran. waxaa uu qabsaday dabka dabaqyada hoose. dadka deganaa dabaqyada sare waxaa laga dalbaday inay kor fuulaan sidii loo daadgureyn lahaa. waxaa ku jirtay dadka kor deganaa haweeney oo la joogto hooyadeeda oo waayeel ah, iyo cunug yar naas nuug ah. […]

Categories
News

Will Connolly Wiilka Ukunta oo loo aruuriyay 30.000 dollar

Wiilkii ku dhuftay ukunta ninka cunsuriga oo taageero weyn ka helay adduunka. wiilka oo da’diisu tahay 17 oo lagu magacaabo Will Connolly, wiilka oo kasoo horjeestay nin hadal xun ku hadlayay oo muslimiinta lid ku ah. Will Connolly oo lacag loo aruuriyay oo gaaraysa 30.000 doolar. wuxuu sheegay wiilka ukunta “egg boy” siduu ku caan […]

Categories
News

Sawirada dadka ku shahiiday New Zealand

Weerarka foosha xun ee lagu laayay Muslimiinta iyagoo masjidkooda ku tukanaya, wuxuu ahaa argagixis daran, aan la illaawi karin. dad badan ayaa ku shahiiday oo kasoo jeeda dalal badan muslin ah. Ilaahayhow muslinka nabadgali mee kastoo ay joogaan. sawiradan waa sawirada dadka ku dhintay weerarka maalinta Jimcaha ka dhacay dalka New Zealand. dadka waxay iskugu […]

Categories
Sheeko Story

Ninkeeda ayay ka shakisay isagana wax yaab leh ayuu sameeyay

Naag ayaa ninkeeda ka shakisay, waxay ka dalbatay inuu taleefankiisa tuso, markaas ayuu yiri taleefanka wuu hallaysan yahay intuu si u xiray. waxay ku tiri waxaan geenayaa meesha taleefanada hallaabay lagu sameeyo. ninkii wuxuu sameeyay arrin yaab leh, intuu taleefanka furay ayuu galiyay 100 doolar iyo warqad uu ku qoran yahay hadalkan:     Fadlan […]

Categories
Sheeko Story

Sheeko naag nin weyn qabay nin harqaanle gogoldhaaf la samaysay

Waa sheeko cajiib ah naag nin odey qabo oo baahi daran u qabto raaxada oo wiil dhalinyar gaadday laakin ka badbaaday. ugu dambeyn harqaanlaha xaafadda ayay ka badbaadi waysay. Naag ku noolayd magaalada muqdisho. gaar ahaan xaafadda xamarweyne ayaa qabay nin iyada aad uga weyn. Waxaa la sheegay naagtaas inay jirtay afartan iyo lix sano. […]

Categories
Caafimaadka Health

Ukunta Marka yaanyo lagu cuno caafimaadka waxay u tarto

Ukunta waxay ka mid tahay cuntooyinka fudud, lanaga helo faa’idooyin badan. marka u kunta yaanyo lagu sameeyo, waxay yeelanaysaa faa’ido aad u badan. sidoo kale caloosha ayay saaxib la noqonaysaa. waxaa la og yahay yaanyada inay ka mid tahay cuntooyinka wadnaha u roon, waxaa laga helaa vitamino badan. marka qaabab badan ayaa jiro ukunta iyo […]