Soomaali waxyaalo badan ayay caan ku tahay. waxayna leedahay dhul barwaaqaysan waa dal aad u qiime badan soomaali. marka maanta laga hadlo dalkeena lama soo koobi karo waxa jira. sawirada bandhig lagu soo bandhigay waxsoosaarka beeraha baladweyne Bandhiggan waxaa lagusoo bandhigay beeraha soomaaliyeed qeyb ka mid ah Furuudka iyo qudaarta laga soo saaro. […]
Bandhigga beeraha Baladweyne
