Qiso Hooyo ducadeeda kuu caddeynayo

Daar weyn oo ka kooban ayaa waxaa kacay dab ballaaran.
waxaa uu qabsaday dabka dabaqyada hoose.
dadka deganaa dabaqyada sare waxaa laga dalbaday inay kor fuulaan sidii loo daadgureyn lahaa.

Ducada hooyada sidey dabka uga reebtay cunug naas nuug ah
Ducada hooyada sidey dabka uga reebtay cunug naas nuug ah

waxaa ku jirtay dadka kor deganaa haweeney oo la joogto hooyadeeda oo waayeel ah, iyo cunug yar naas nuug ah.
marka hooyada ma awoodin inay socoto waxay u baahnayd in la kaxeeyo.
naagtii marka ay maqashay diigniinta booliska, oo ka dalbaynaysa si dhaqsi ah in dhismaha korkiisa loo fuulo.
waxay kasi waysay haweeneyda qofka ay qaadayso hooyadeeda mise cunngeeda yar naas nuugga ah.
naagtii waxay go’aan gaartay inay ka sabarto cunuggeeda naas nuugga oo ay hooyadeeda kor u kaxayso, oo kaddib ay usoo laabato haddii ay waqti u hesho.
naagtii hooyadeeda ayay kaxaysay cunuuggeedana way ka tagtay.
marka ay kor geysay waxay is tiri hadda u laabo cunugga waxaa laga yaabaa inaad ka gaarto.

marka ay soo gaartey gurigeeda ayay gali weysay dab ayaa xiray albaabkiisa.

dadkii kor saarnaa waa laga daadgureeyay

dabkii marka la damiyay subaxdii  waxaa la arkay inuu cunuggeeda badbaaday.

dabka maba gaarin

waa kan ducada hooyadeeda  hooyo waa lama huraan

Ducada sidey cudurada u qaaddo eeg daliilka quraanka

A Mother’s Story Explaining Her Prayer
A large building caught fire.
The fire spread to the lower floors.
The residents of the upper floors were asked to go upstairs to evacuate.
Among the residents was a woman living with her elderly mother and a young baby.
The mother was unable to walk and needed to be taken away.
When the woman heard the police warning, demanding that she be taken to the top of the building immediately.
The woman did not know whether she was carrying her mother or her young baby.
The woman decided to wait until she had time to take her baby upstairs, and then return if she had time.
The woman took her mother and left her baby behind.
When she got up, she said to herself, “Go back to the child now, you might be able to reach him.”
When she reached her house, she couldn’t enter because the fire had closed its door.
The people upstairs were evacuated.
When the fire was extinguished in the morning, it was seen that her child had survived.
The fire had not reached her.
This is the mother’s prayer. Mother is essential.

Leave a Reply