Categories
News Sawirada

Qatar Airways oo Muqdisho shaqo ka bilowday

Shirkadda Diyaaradda ay leedahya dowladda Qatar ayaa maanta shaqo ka bilowday Garoonka caalamiga Adan Adde ee magaalada Muqdisho. Taasoo dad badan ay ku farxeen inay soo bataan diyaaradaha caalamka laga leeyahay. Xiriirka dowladda soomaaliya iyo midka dowladda Qatar oo aan ku saamoobin go’doonka la geliyay dalka Qatar oo ay galiyeen Sacuudiga iyo Imaaraadka. soomaali oo  […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Naxariista Alle (SW) iyo ducada aqbalka meelaha laga helo

Naxariista Alle (SW) iyo ducada aqbalka meelaha laga helo Aduunka waa daar imtixaan dadka way ku kala duwan yihiin awoodda iyo hantida iyo aqoonta. Dad waa heer sare dhinaca aqoonta dadna waa hoos dad hanti ayaa la siiyay dadna faqri ayaa hayo. Marka waxaas oo dhan waa imtixaan, qofka Ilaahay uu siiyay hanti waxaa laga […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Macanaha Xadiiska macruuf ha yasin

Macruuf ama samafal waa camal wanaagsan oo qofka uu ajar ka helayo. Macruufka si kaste uu u yar yahay lama yaso diinta islaamka wanaagga aad ayay ugu boorrisay xadiis caan ah ayaa kusoo arooray. Rasuulka (SCW) wuxuu yiri: (لا تحقرَنَّ منَ المعروف شيئًا، ولو أنْ تلْقى أخاك بوجْه طلق) (Wanaagga ha yasin xitaa haddii aad […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Sadaqada qof kaste waajibka ku ah maxay tahay

Sida la og yahay nomcooyinka Alle siiyay dadka lama soo koobi karo, sidaa awgeed waxaad ogaataa in qofka korkiisa ay tahay maalin kaste sadqo oo laga rabo inuu bixiyo. Taas waxaa caddeeyay xadiis saxiix ah oo nabiga (SCW) kasoo arooray wuxuu yiri: (ليس مِن نفسِ ابنِ آدَمَ إلَّا عليها صدقةٌ في كلِّ يومٍ طلَعَت فيه […]

Categories
Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Aayadda sheegtay qiimaha gaabinta codka

Aayadda sheegtay qiimaha gaabinta codka Codka inuu hoos  ahaado  waa arrin diinta ay na fartay dadka qaylida badan waa dad bulshada dhib u keena. Codka dheer waa akhlaaq xumo, qofka waxaa laga rabaa markuu hadlayo inuu yareeyo codkiisa. Dameerada ayaa cod dheer lagu caayaa, qofkii sidaas sameeya wuxuu la mid yahay dameer liita. Xataa dadka […]

Categories
Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Dardaaranka Luqmaan Alxakiim ee xagga bulshada

Luqamaan Alxakiim wuxuu ka mid ahaa addoomaha Alle ee suubanaa. Wuxuu ku caanbaxay xigmad fiican sida quraanka kariimka ku sheegay sifadiisa. Qisada Luqmaan faahfaahin dheeraad ma uusan ka bixin quraanka laakin wuxuu soo arooriyay dardaaranka ninkaas saalixa ahaa. Marka aad dadka la dhaqmayso waxaa lagaaga baahan yahay inaad ahaato qof degan oo aan kibir ku […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Halista barabogaandada ay leedahay

Halista barabogaandada ay leedahay Hadalka kutirikuteenka waa hadalka sal iyo raad aan lahayn, waa hadal been ah oo lagu dhex faafinayo dadka. hadlkaas wax badan ayuu ku cayaarayaa, guryo ayuu duminayaa dhiig ayuu daadinayaa, wuxuu yiri Alle: (إِذْ تَلَقَّوْنَهُ بِأَلْسِنَتِكُمْ وَتَقُولُونَ بِأَفْوَاهِكُمْ مَا لَيْسَ لَكُمْ بِهِ عِلْمٌ وَتَحْسَبُونَهُ هَيِّنًا وَهُوَ عِنْدَ اللَّهِ عَظِيمٌ) (Markaad kula […]