Categories
Hadalada asxaabta

Shaqada habeenkii iyo shaqada dharaartii

maxaa ka fiican siyidinaa Abuu bakar –Ilaahay raalli haka noqdee – maalintii gogosha geerida uu saarnaa oo uu kula dardaarmay sayidinaa Cumar dardaaran uu ka mid ahaa hadalkan: “واعلم أن لله عملًا بالليل لا يقبله بالنهار، وعملًا بالنهار لا يقبله بالليل، وأنه لا يقبل النافلة حتى تؤدى الفريضة”. “Ogow Ilaahay inuu leeyahay camal habeenka la […]

Categories
Bulsho Society Sharxidda Axaadiista

Diinta iyo waxbixinta axaadiis muhim ah

Diinta islaamka aad ayay ugu boorrisay dadka tabaalaysan in wax la siiyo, taas waxay nabad u keentaa bulshada, maxaayeelay dadka tabaalaysan haddii aan wax la siinin dadka lacagta haysta ayay xasdayaan markaas waxaa badanaya dhaca iyo boodka sidoo kale dilka, laakin qofka hodonka ah markuu wax siiyo qofka saboolka bulshada jacayl ayaa ka dhalanaya, nusuus […]

Categories
Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Diinta iyo maslaxadda guud ee umadda

Diinta iyo maslaxadda guud ee umadda Dadka waxaa ka dhexeeya dano guud ah, ma jiro qof gaar u noolaan kara, diinta islaamka waxay hagtay sida dadka ay u dhaqmaan waxay u jideysay qawaaniin iyo sharciyo kala duwan oo lagu hagayo adeegga dadweynaha iyo bulshada. Aayadaha halkaan aad ku arkayso waxay tilmaamayaan axkaamtaas qiimaha badan ee […]

Categories
Bulsho Society

Garoob ku jecel iyo gabar ganfuurka taageyso

Garoob ku jecel iyo gabar ganfuurka taageyso Mararka qaarkood waxaa ka ficnaanayso garoob gabdhaha xun xun. taasna waxay u noqonaysaa wanaagga ay wadato garoobta akhlaaqda leh. dadka qaarkii waxaa ka dhaadhaacsan naag garoob inay xun tahay, waxay dhahayaan “garoob wixii loo soo furay ayay qabtaa”, sidaas awgeed rag badan kama helaan garoob. waxaad ogaataa inay […]

Categories
Bulsho Society

Saaxiibka xaasidka astaamaha lagu garto

Saaxiibka xaasidka astaamaha lagu garto Waa maxay xasadka iyo xaasidka ? Xasadka waa dabci aad u xun, qofka xaasidka ah waa qof la dagaallamaya nimcada Ilaahay dadka siiyay, qof markuu wax helo waa dhibsadaa, wuxuu ku jiraa cadaab aduun. qofka xaasidka marka aad la saaxiibto waxaad ka arkaysaa waxyaalo ku tusinaya inuu yahay xaasid. tusaale […]

Categories
News Sawirada

Ruushka oo Soomaali safaarad ka furtay sawiro

Warar soo dhacay ayaa sheegaya dowladda Ruusha oo safaarad ka furatay magaalada Muqdisho. Danjiraha Ruushka oo Madaxweynaha soo gaarsiiyay salaan iyo farriin uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane Vladimir Putin ayaa hoosta ka xarriiqay in uu dadaal badan gelin doono xoojinta xiriirka labada dal, isaga oo dowladda iyo shacabka uga mahadceliyey soo dhaweynta wanaagsan. Danjiraha […]

Categories
Bulsho Society

Nin la dhukan jiray ayaa maanta xabsi dhex jiifa

Adduunka wuxuu ku dhisan yahay imtixaan, qof kaste ku nool waxaa abuuray Allaha weyn, waxaana loo qadaray meesha uu marayo qofkaas. imtaxaanka duunka waxaa ka bixi kara qofka Ilaahay rummeeyo oona ka baqo. dad badan ayaa ku dhaco imtaxaanka aduunka. sawirkan waa sawir dadka soomaaliyeed badanooda ay wada arkeen qofka meesha ka muuqda oo gacanta […]