Categories
News

Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso

Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso Basiira waxaa weeye gabar noofo ahayd oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeysay qaraxa ka dhacay maamulka Banaadir oo dad badan ay ku dhinteen oo uu ku dhaawacmay Ing Yariisow gudoomiyaha gobolka Banaadir. Wararka waxay sheegeen Basiira Cabdi inay la socotay gabar lagu magacaabo degan oo marka qaraxa dhacay goobta […]

Categories
News Sawirada

Wiil Soomaaliyeed oo diyaarad sameeyay sawiro

Wiil Soomaaliyeed oo diyaarad sameeyay sawiro Wiil yar soomaaliyeed oo soo bandhigay diyaarad oo isaga gacantiisa ku sameeyay. diyaaradda inakstoo aan la tijaabinin haddana waa diyaarad qaab rasmi ah u habaysan si kaste ha ahaatee waa isku dayid ay habboon tahay in lagu dhiirragaliyo wiilkan iyo kuwa isaga la midka ah. wax kaste waxay kasoo […]

Categories
News

Gabdhaha oo aad jaamacada u dhigto Soomaali

Gabdhaha oo aad jaamacada u dhigto Soomaali Soomaali oo ka bilowday isbaddal waxbarasho la taaban karo. gabdho badan ayaa jaamacado ka baxaya sanad walba waxaa jira tartan aan caadi ahayd. aqoota waa wax aad u qurux badan oo aan la heli karin, maxaa ka fiican in qalinka la qaato oo qorigana layska dhigo. dumarka marka […]

Categories
News Sawirada

Sawirada Xujaayda Soomaali sanadkan

Sanadkan xajka 1440 H. -2019 M. dadka aadaya qeyb ka mid ah oo ku socda Makka iyo Madiina. soomaali waxaa la bilaabay in toos looga aado Madiina. diyaaradda kaa qaaddo Muqdisho waxay ku geynaysaa Madiina. inkastoo dowladda sacuudiga ay badisay qarashka ku baxayo gudashada xajka. ma aha sidii waagii hore oo kale wax badan ayaa […]

Categories
News

Sawirka Ing Yariisow isbitaalka waa been eeg

Sawirka Ing Yariisow isbitaalka waa been eeg Dad badan ayaa ku faafiyay baraha bulshada sawir uu ka muuqdo wajiga Ing Yariisow oo nin cadaan ah salaamaya, asoo sariirta saaran, sawirka ma aha sawir sax ah, dad ayaa sameeyay waa Photoshop Sawirka asalka ah waa nin cadaan ah laakin waa la baddalay waxaa lagu rakibay wejiga […]

Categories
News Sawirada

Gabadha wadday Basiiro oo la raadinayo sawirkeeda

Gabadha wadday Basiiro oo la raadinayo sawirkeeda Basiiro Abdi oo lagu tuhunsan yahay inay tahay gabadha qaraxa waadday Basiiro waa indhoole laakin waxaa la sheegay gabar kale lagu magacaabo degan ayaa keentay Basiira goobta ay isku qarxisay, waxaa la sheegay Deagan inay baxsatay oo ilaa iyo hadda aan la ogeyn meesha ay aadday. waxaa halis […]

Categories
News Sawirada

Basiiro Cabdi gabar la dhaho ayaa qaraxa lagu tuhmayaa

Basiiro Cabdi gabar la dhaho ayaa qaraxa lagu tuhmayaa Basiiro Abdi Mohamed gabar lagu magacaabo ayaa la sheegayaa inay  sabab u ahayd qaraxa ka dhacay maamulka gobolka Banaadir. aqalka gobalka banaadir waxa las heegay inay ahayd qof indhaha la’ waana arinta lala yaban yahay,  inay gabadhu kasoo gashay albaabka weyn ee xurunta gobalka banaadir marka […]