Sanadkan xajka 1440 H. -2019 M. dadka aadaya qeyb ka mid ah oo ku socda Makka iyo Madiina.
soomaali waxaa la bilaabay in toos looga aado Madiina.
diyaaradda kaa qaaddo Muqdisho waxay ku geynaysaa Madiina.
inkastoo dowladda sacuudiga ay badisay qarashka ku baxayo gudashada xajka. ma aha sidii waagii hore oo kale wax badan ayaa iska baddalay qarashka xajka iyo cumarada.
Pictures of Somali people to Hajj this year
This year, Hajj 1440 H. -2019 M., a part of the people going to Mecca and Medina.
Somalis have started to go directly to Medina.
The plane that takes you from Mogadishu will take you to Medina.
Although the Saudi government has increased the cost of performing Hajj. It is not like in the past, a lot has changed in the cost of Hajj and Umrah.




