Gabadha wadday Basiiro oo la raadinayo sawirkeeda

Basiiro Abdi oo lagu tuhunsan yahay inay tahay gabadha qaraxa waadday Basiiro waa indhoole laakin waxaa la sheegay gabar kale lagu magacaabo degan ayaa keentay Basiira goobta ay isku qarxisay, waxaa la sheegay Deagan inay baxsatay oo ilaa iyo hadda aan la ogeyn meesha ay aadday.
waxaa halis ah gabar marka ay noqoto qofka is qarxinayo waxaa aad u yaraanaysa is aaminiida dadka dhexdooda, qofka isqarxinaya ma aha qof caadi ah waa qof ka baxay banii’aadannimada waayo naftiisa ayuu meesha ku haligayaa asoo hadafkiisu yahay dad dil.
Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso
The girl who was leading Basira in the Picture
Basiiro Abdi, suspected of being the woman who blew herself up.
Basiiro is blind,
but it is said that another girl named Degan brought Basiiro to the place where she blew herself up.
Degan is said to have escaped and her whereabouts are still unknown.
It is dangerous when a girl becomes the person who blows herself up, trust among people is greatly reduced.
A person who blows herself up is not an ordinary person, he is someone who has lost all humanity because he is destroying himself there because his goal is to kill people.
