Sawirka Ing Yariisow isbitaalka waa been eeg

Sawirka Ing Yariisow isbitaalka waa been eeg
Sawirka Ing Yariisow isbitaalka waa been eeg

Dad badan ayaa ku faafiyay baraha bulshada sawir uu ka muuqdo wajiga Ing Yariisow oo nin cadaan ah salaamaya, asoo sariirta saaran, sawirka ma aha sawir sax ah, dad ayaa sameeyay waa Photoshop

Sawirka asalka ah waa nin cadaan ah laakin waa la baddalay waxaa lagu rakibay wejiga Ing Yariisow.

halkaan ayaad ka arki kartaa labada sawir

 

marka waxaa  habboon share intaadan dhihin sawirka iska hubi, waayo dad badan ayaa jira oo aan beenta ka leexanin.

The picture of Ing Yarisow is not real its by Photoshop

The photo of Ing Yarisow in the hospital is a lie
Many people have spread a photo on social media that shows the face of Ing Yarisow greeting a white man, while he is lying on the bed. The photo is not an accurate photo, it was made by people using Photoshop

The original photo is of a white man but it was changed and Ing Yarisow’s face was installed.

You can see both photos here
So it is advisable to check the photo before sharing it, because there are many people who do not deviate from the lie.

Leave a Reply