Categories
News Sawirada

Sawirka Soomaalida saameeyay Ing Yarisow iyo Hodan

Sawirka Soomaalida saameeyay Ing Yarisow iyo Hodan Sawirkan wuxuu aad ugu faafay baraha bulshada gaar ahaan Facebook. sawirka waxaa ka muuqda Ing Yariisow iyo Hodan Naaleye. saameyn weyn ayuu u geystay soomaalida ku kala nool adduunka dacalladiisa. labadooda waxaa lagu dilay labo qarax kala duwan  Hodan waxaa lagu dilay qarax ka dhacay hotel Kismaayo ku […]

Categories
News Sawirada

Maxay iska shabahaan Ing Yariisow iyo Hodan Naleye

Maxay iska shabahaan Ing Yariisow iyo Hodan Naleye Labadan qofba waa soomaali waxayna ka yimaadeen qurbaha Ing Yariisow wuxuu ka yimid dalka Ingiriiska Hodanna waxay ka timid dalka Canada. labadoodaba waxay usoo laabteen dadkooda iyo dalkooda laakin qadarka wuxuu ahaa inay ku dhintaan qarax. laakin waxaa is weyddiin mudan maxaa soomaalida haysto maxay u fahmi […]

Categories
News

Diyaaradda Ing Yariisow maydkiisa wadday oo timid

Diyaaradda Ing Yariisow maydkiisa wadday oo timid Wax yar ka hor ayaa la sheegayaa inay soo degatay diyaaradda wadday meydka guddoomiyaha gobolka Banaadir Ing Yariisow. diyaaradda oo ah diyaarad militari ee ay leedahay dowladda Qatar. sida la og yahay wuxuu ku dhintay Ing Yariisow magaalada Doha ee dalka Qatar markuu ku dhaawacmay qarax ka dhacay […]

Categories
Caafimaadka Health

Calaamadaha qofka sixirka la siiyay

Calaamadaha qofka sixirka la siiyay Qofka la sixray ama sixir la siiyay waxaa lagu garan karaa dhowr astaan. waxaa ka mid ah astaamaha qofka sixran inuu qofka dareemo xunuun asoo aan la fahmi karin xanuunkaas sababka keenaya, daawo kaste haddii la siiyo way adag tahay inuu ka bogsado taas waxay astaan u tahay sixir inuu […]

Categories
News

Faadumo Cawaale M. Jabuuti ka tacsiyaysay Ing Yariisow

Faadumo Cawaale M. Jabuuti ka tacsiyaysay Ing Yariisow Maayarka caasimadda dalka Jabuuti, Faadumo Cawaale Cismaan oo ka tacsiyadeynaysa geerida guddoomiye Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) maayarka gobolka Banaadir. muuqaalkan halkan ayaad ka daawan kartaa: Faadumo Cawaale oo si fiican uga hadashay wanaagga uu lahaa Ing Yariisow, runtii soomaalida waxay u baahan yihiin inay gartaan dadkooda qiimaha […]

Categories
Fatwada

Shuruudda neefka udxiyada u degsan

Shuruudda neefka udxiyada u degsan Waa maxay udxiyo?   الأضحية Maxay tahay shuruudda loo dhigay neefka udxiyada ah? udxiyo waa neef la gowraco maalinta ciidda carafo oo Ilaahay loogu dhowaada waa sunno mu’akkad ah culimada qaar ayaa waajib u arko. Aaaydo badan ayaa tilmaamay udxiyada iyo hadyiga la gowraco xajka, quraanka kariimka meelo badan ayay uga […]

Categories
News Sawirada

Ing Yariisow hadalka uu ka qoray Hodan Naaleeye geerideeda kaddib

Marka qaraxa lagu dilay Hodan Naaleeye Ing Yriisow wuxuu ku qoray baraha bulshada hadalkan: Soomaalida dadka daacadka ah cadow baa daba socda qof kastoo raba inuu magaca soomaali wax u qabto ama dalka wanaag ku soo celin raba qarax ama shirkool kale ayaa lala beegsanayaa. Hodan Naaleye waxay ka mid ahayd dumarka soomaaliyeed oo muujinaysay […]