Faadumo Cawaale M. Jabuuti ka tacsiyaysay Ing Yariisow
Maayarka caasimadda dalka Jabuuti, Faadumo Cawaale Cismaan oo ka tacsiyadeynaysa geerida guddoomiye Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) maayarka gobolka Banaadir. muuqaalkan halkan ayaad ka daawan kartaa:
Faadumo Cawaale oo si fiican uga hadashay wanaagga uu lahaa Ing Yariisow, runtii soomaalida waxay u baahan yihiin inay gartaan dadkooda qiimaha badan.

Faadumo Cawaale waa maayarka caasimadda Jabuuti oo garanaysa maanta qiimaha uu lahaa maayarka gobolka Banaadir.
The mayor of the capital of Djibouti, Fadumo Awaale Osman, condoles the death of Governor Abdirahman Omar Osman (Yariisow), mayor of the Banadir region. You can watch the video here:
Fadumo Awaale spoke well about the goodness of Ing Yariisow, Somalis really need to recognize their valuable people.
Fadumo Awaale is the mayor of the capital of Djibouti who knows today the value of the mayor of the Banadir region.
