Diyaaradda Ing Yariisow maydkiisa wadday oo timid
Wax yar ka hor ayaa la sheegayaa inay soo degatay diyaaradda wadday meydka guddoomiyaha gobolka Banaadir Ing Yariisow.
diyaaradda oo ah diyaarad militari ee ay leedahay dowladda Qatar.


sida la og yahay wuxuu ku dhintay Ing Yariisow magaalada Doha ee dalka Qatar markuu ku dhaawacmay qarax ka dhacay Muqdisho, Qatar ayuaa loo geeyay daawo.
Ing Yariisow hadalka uu ka qoray Hodan Naaleeye geerideeda kaddib
The plane carrying the body of the Mogadishu mayor arrived
It was reported a short while ago that the plane carrying the body of the governor of the Banadir region, Ing Yarisow, landed.
The plane is a military aircraft owned by the government of Qatar.
As is known, Ing Yarisow died in Doha, Qatar, after being injured in an explosion in Mogadishu. He was taken to Qatar for treatment.
