Sodohda oo guriga laydh galinaysa

Sodohda oo guriga laydh galinaysa

Sodohda oo guriga laydh galinaysa Riyada: Asc waxaan kuriyoday soduhday oo gurigayga hagajinaysa laydhka galinaysa oo gurigayga dhextasgan oon leeyahay hooyo laydhkii ayay noo hagajisay inshaallaah haday khayr tahay ii Soo fasir Fasirka: Waa riyo tilmaamayso gurigiina inuu hagaagayo oo uu noqonayo guri toosan Laydhkaas wuxuu tilmaamayaa isfahan iyo jacayl. Waxaa laga yaabaa inay noqoto […]

Riyada sodohda iyo quruxda ninka iyo walaakiisa

Rida sodohda iyo quruxda ninka iyo walaakiisa

Riyada sodohda iyo quruxda ninka iyo walaakiisa Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxan dhowr habeen ku riyooday sodah day oo nasoo booqatay oo nala joogata waligayna ma arkin meel naga fog dagantahay markaa habeenkii igu danbaysay waxan ku riyooday iyadoo nala joogta iyoda iyo wiilkeeda guriga hortiisa fadhiyaan anina aan guriga waa kal soo baxaya […]

Riyada sodohdayda oo i dacweynaysa

Riyada sodohdayda oo i dacweynaysa

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday Xaaskayga Hooyadeeda oo ii dacweynaysa waxayna sheegaysa in aan gabar yar gacan u qaaday iyo inan ayada xariirkeeda Jaray balse qofka ay igu dacweynaysay ma aqaano telefan ku hadlaysay waxayna sheegaysay inan isbadalay oo xafadeeda aan tagin iyo inan gabar yar oo ay dhashay aan gacan u qaaday. Jawaabta: […]