Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada sajaayadaha badan maxay noqon

Riyada sajaayadaha badan maxay noqon Riyada: Waxan ku riyooday sajaayado aad ubadan qaar baabuur lasaaray qaarna gabadha ayaa siday qaarna dhulkay yaaleen iifasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad la xiriirta ku dhaqanka diinta sidoo kale waa dadaal xagga cibaadada Waa riyo wanaagsan   Halkan ka daawo riyada firaashka ama rooga   The dream describes […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada jameeco tabliiq lala baxaayo khuruuj

Riyada jameeco tabliiq lala baxaayo khuruuj Riyada: Waxaan ku riyooday anagoo jameeco ah khuruuj ah tabliiq yacni oo shurro ufadhina talo iisoo fasi   Sheekh waxaan ka ilaabay qoraal kauga hore ee jameecada ku saabsan wixii laga shuuraynayay wuxuu ahaa laba nin oo jameecada ka mida ayaa yidhi bari waan guursanaynaa yaan la guurin Ana […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Biyaha galmada kaddib soo daato naagta uur ma ka qaadi kartaa

Biyaha galmada kaddib soo daato naagta uur ma ka qaadi kartaa Su’aasha: scw galmada xaajigayga kadib biyaha markuu igu shubo si dhaqsi ayey kusoo daataan way soo wada baxaan, tas malga yaaba inay keento inaan uur qaadin, biyasha shahwad shardi miyaan inay wada galaan.   Jawaabta. Taas waa arrin dabiici ah, biyaha shahwada ninka oo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday habaryartay dhimatay oo hadda mudo mootan

Waxaan ku riyooday habaryartay dhimatay oo hadda mudo mootan Riyada: Waxaan ku riyooday habaryartay dhimatay oo hadda mudo mootan oo aaan isku ooyayno aaan raaali galinayo oo aaan leeyahy mar dambe ma dhacayso intaa inaanan ku arag iga raaali noqo oo aaan shuminayo ilin badana way iga socotay muuqaal ahaaan waxay ila ahayd inay is […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dad qaawan lala jiifanayo

Riyada dad qaawan lala jiifanayo Riyada: Wxa ku riyoday ano la jiifa dad ajaniba oo badan labadyada xubnood ee taranka isma taaban lkn ayga oo qawan ban la jiifay wx shahwana igama iman Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo badan oo kuu qarsoonaa inaad dadka u muujin doonto Waxaana laga yaabaa fidno inaad ku dhacdo, iska […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xaaska oo mas gacanta ku haysato

Riyada xaaska oo mas gacanta ku haysato Riyada: Asc sheikhow wku salami Qeyr Allah ku siyo riyadan iso fasir waxan ku riyodey xaaskeyga oo mas gacanta ku wadato marka damcay ka qaad wuu diidey inu agteeda kaso tago kadip wan soo jiidey asna gacanti ayu ku dagey kadipna wu qanine. Maska noocisana wa mas dahabi […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada yaanyuurta madooban

Riyada yaanyuurta madooban Riyada Hoyadey wxy ku riyoote yanyur kursi ag taagan .aad bay u madobeet indhoo cabsi leh ayay laheed mrkaaas bay isku day de in ay nyanyurti buriso gcnt mrka soo tagte nyanyurti aya gcnt hooyo afka gashate lkm may qanin. Hooyo way qalise ila la maqlo si caadi ah.kadib soo kacde habeen […]