Baamiyaha Jirkaaga wuxuu u taro Geedka baamiyaha wuxuu leeyahay faa’idooyin aad u badan oo jirka caafimaadkiisa u roon waxaa ka mid ah faa’idooyinkaa. 1- wuxuu wataa vitamin C kasoo reebaya qufaca iyo hargabka iyo cudurada neefta iyo waxyaalo kale badan. 2- wuxuu wataa baamiyaha Foolik acid oo wuxuu nadiifinaya sanbabaha sidoo kale uurjiifka ayuu u […]
