Yaa Vitamin badan Ukunta Guduudan iyo ukunta Cad

Yaa Vitamin badan Ukunta Guduudan  البيض الأحمر iyo ukunta Cad. البيض الأبيض

Ukunta Guduudan iyo midda cad waxaa qaali ah midda guduudan.

dadka waxay sheegaan midda guduudan inay ka macaan badan tahay midda cad.

Yaa Vitamin badan Ukunta Guduudan iyo ukunta Cad
Yaa Vitamin badan Ukunta Guduudan iyo ukunta Cad

sidoo kale marka doolsho la samaynayo dadka waxay dhahaan ukunta guduudan ayaa ku fiican samayska doolshada.

sida dhabta ah farqi waxtar uma dhexeeyo labaduba waa isku mid laakin sheekadaas ayaa dadka ku faaftay.

waxaa muhim ah qaabka loo sameeyo kaliya iyo waxa lagu darayo.

Sidoo kale marka aad ukun dubaysid waxa habboon inaadan ku darin saliid badan.

 

Who has more vitamins Red Eggs Red eggs and white eggs. White eggs
Red eggs and white eggs are more expensive, the red one is more expensive.
People say that the red one is sweeter than the white one.
Also, when making cakes, people say that red eggs are better for making cakes.
In reality, there is no difference in effectiveness between the two, they are the same, but that story has spread among people.
What is important is only the way it is made and what is added.
Also, when frying eggs, it is advisable not to add too much oil.

 

Leave a Reply