Categories
Talooyinka Consultation

Naag ayaa lacag iga cuntay ila taliya

Su’aasha: Wad salaman tihin walaalayal gabar ayaa lacag iga cuntay lacgas ma yara waxay ballan iga qaadday inan is guursanayno gadaal waxan ka ogaday inay nin kale guursan rabto oo aniga ay been ii sheegayso, marka si aan ku sameeyo garan maayo maxaa talo aad i sinaysan Jawaabta: Marka si dhab loo hadlo lacagta gabadha […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada raadinta dharka

Fasirka riyada raadinta dharka Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo dhar daydayaya kadipna dadku igu qoslayaaan oo aanay waxba iga qaban karayn. mudo ayaan radinayaa waxan xidhanay shay gaaban.   Fasirka: Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad raadinayso gabar aad guursato oo kuu qalanto, waxaa laga yaabaa inaad qabto ama ay ku rabto gabar aan kuu qalmin, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aayadda ugu dambeysa suuratu mumtaxina

Su’aasha: ASC wll waan idin salamay. Habeen ayaan ku riyooday suratul mumtahin ayada u danbaysa anu akhrinaya markaasan so bararugay iskuna dayay inaan eego micnaheeda aniga uu naxsan. Jawaabta: Culimada ruyada fasira waxay sheegeen qofkii arko asoo akhrinaya ayaad ka mid ah suraaru mumtaxina inuu ka badbaadi doono xumaan cumrigiisa marka ugu dambeya towbad inuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada buur dab ka baxayo

Su’aasha: asc wll waan idin salaamay. waxaan ku riyooday aniga uu qof sarirta madaxa i salaaxayo kadipna i kaxeyay buur taso u ka baxayay dab aan khasaaro badan bixinayn balse qofku igu yidhi waa mesha kaliyate iftiin aad ka helayso waxanaan ku arkay riyada inan aan garanayo balse ananu saxipo ahayn. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qofka ku riyoodo in xil loo magacaabay

Su’aasha: Asc wllo Waxan ku riiyooday anoo la ii magacaabay xil Gudoomiye degmo waligayna niyadeeyda soma galin inan noqda ama aan xil ka qabta dowladda balse waxan ku riiyooday anoo la ii magacaabay gudoomiye degmo haddana wax shaqo mahayo guriga iska jooga balse shaqo ayan xaraystay waana sugaya in ay aqbalaan. Jawaabta: Inshaa Allaah riyada […]

Categories
Caafimaadka Health

Xanuunka dhiiga caadada sababaha keena

Xanuunka dhiiga caadada sababaha keena Su’aasha: wan idin salmay aad ayaad ugu mahadsan tihin webkan qimaha badan salaan kadib waxan qabaa su’aal xasaasi ah waxaan isku arkaa caadada oo aan ii tosnayn mar wayso dib dhacdaa marka way soo hormartaa mararka qaar xanuun daran ayay ii keentaa oo moxoga o dhan xanuun an ka daremayo […]

Categories
Caafimaadka Health

Dumarka kaadida qabato xiliga raaxada sariirta

Dumarka kaadida qabato xiliga raaxada sariirta Su’aasha: walaalo waxan raba su’al ina inin waydiyo waxn isku arkay kaadi inay i qabanayso xiliga ninkayga aan galmo la samaynayo waxan u malaynayaa inay iga fakanayso marka an musqusha aado ma iga imaanayso manta dhan inaan soo riixo ayaan rabaa , taas waxaan isku arkaa kaliya marka ninka […]