Categories
Fatwada

Sidee looga qubeystaa Janaabada?

Sidee looga qubeystaa Janaabada? Su’aasha: Asc walaal, waxaan rabaa hadaan riyo ku biyo baxo qubeyska ugu wanaagsan, ee sunnada rasuulkeena aan kaga dayan karo maxay tahay? Mahadsanidiin. Jawaabta: Qaabka sunada waafaqsan waa sidan soo socota: 1- wuxuu la imaanaya niyad. 2- calaacalihiisa ayuu dhaqayaa seddex jeer. 3- Xubintiisa ayuu dhaqayaa wuxuu adeegsanayaa gacantiisa bidixda kaddibna […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada timaha u fican oo ka reebaysa daadashada

Daawada timaha u fican oo ka reebaysa daadashada Su’aasha: Asc walal wan ku salamay suasha manta an ku weydin rabo walal waxan lahaa timo dher Masha’alah lakin 4 sano ugu dambeeysay timaha si xoog ah ayey iiga daadanayaan wax walba wan ku dayey saliido qaali ah oo wanag leeygu sheegay iyo kuwo kale marka walal […]

Categories
Tarjamada

Sugnaanta iyo isbadalka ee aragtida islaamka

Sugnaanta iyo isbadalka ee aragtida islaamka بسم الله الرحمن الرحيم   Magaca ilaahay barakadiisa ayaan ku bilaabaynaa Ilaahay isagaa mahad dhamaannteed iska leh .rusuulkana nabad iyo naxariisi korkiisa ha ahaato iyo dhamaan ehelkiisa iyo saxaabadiisa , ilaahayaw adigaa xumaan ka dheer , cilmi ma lihin waxii aad na bartay mooyee ,adigu waxaad tahay ka cilmiga […]

Categories
Tarjamada

Habka Wada-tashiga islaamka

Habka Wada-tashiga islaamka بسم الله الرحمن الرحيم Magaca ilaahay barakadiisa ayaan ku  bilaabaynaa Hor-dhac Macnaha wada-tashiga. Waajib-nimada wada-tashiga. Xuja-nimada wada-tashiga. Muuqaalada wada-tashiga Laamaha wada-tashiga. Hor-dhac Wada-tashigu waxa uu ku dhex leeyahay nolosha ummaddaha iyo bulshooyinka ahmiyad wayn,maamul iyo nidaam kasta oo raba khayr iyo guul, doonayana cadaalad,sinaan, jecelna nabad,xasilooni ,barwaaqo,rabana inuu la dagaalamo dulimiga,dig-taatooriyada ,waxa […]

Categories
Tarjamada

Xuquuqda Islaamku siiyay Dadka

Xuquuqda Islaamku siiyay Dadka Barkada magaca ilaahay ayaan ku bilaabaynaa  ,nabad iyo naxariisina rasuulka ilaahay korkiisa ha ahaato. Dhab ahaan islaamku waxa  uu ku eegay Dadka aragti saraysa oo ay weheliso waynayn iyo sharafidi,waxana arintaa iftiiminaya aayadan : (وَلَقَدْ كَرَّمْنَا بَنِي آدَمَ وَحَمَلْنَاهُمْ فِي الْبَرِّ وَالْبَحْرِ وَرَزَقْنَاهُمْ مِنَ الطَّيِّبَاتِ وَفَضَّلْنَاهُمْ عَلَى كَثِيرٍ مِمَّنْ خَلَقْنَا تَفْضِيلًا) […]

Categories
Caafimaadka Health

Cunna yarida maxaa keena

Cunna yarida maxaa keena Su’aasha: Walaal, mar dhexdaas ayaan dhiig iska qaaday waxaa layga helay cudurka malaariga, maadaama aan dareemayey qandho iyo xumad badan hada Alxamdulilaah qandhadii waanka roonahay lkn waxaa igu yar dhanka cuntada ayaa iga xiran si wacana uma hurdo habeenkii oo waan soo kacaa layl barkii marka arintaas maxaa lagu daweyn karaa? […]

Categories
Talooyinka Consultation

Qofaan lacag ka cunay tiradana ma ogi ila taliya

Su’aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya lacag xaraam uu qof leeyahay baan cunay marka lacagta tiradada ma aqaano sida aan ku bixi kara tusaale xoolaha qofka laha wuu jooga haddan u sheega waxan ka cabsanaya in uu igu dhaga anigana hadda gacanta kuma haayo inan bixiyana waan raba sidee ku bixiya lacag aan aqoonin tiradeeda […]