Riyada cunto agtaada lagu cunayo aadan wax ka cunin
Riyada:
Asc walaal waxaan ku riyooday habeen dhaxdaas anoo guri dariskeena wax laga cunaayo anna aan ka xishoonaayo hadana raashiinka cid soo cun igu dheheyso majirin anigana arintaas ayaa ciil badan iga hayey, maxaa lagu fasiri karaa riyadaas oo kale wllo.

Fasirka:
Riyada cuntada la cunayo adoo aan wax lagaa siinin waxay tilmaamaysaa in in aad waqtigaaga ku lumin doonto waxyaabo aan qiime kuu lahayn, iyo inaad ka tagi doonto waxyaabaha guusha kuu keeni kara, sidoo kale in maskaxdaada ay wax badan ka buuxaan oo kalatagsan mana gaari karo dantiisa muhimka u ah.
Marka waxaa la dhihi karaa riyadan waa riyo digniin ah waxaa lagaaga baahan yahay inaad ku dadaasho wanagga iyo wixii dantaada ku jirto yuuna waqtiga kaa lumin.
Cuntada aad u baahan tahay riyada dhexdeeda oo aadan cuni karin waxay matalaysaa waxyaabaha noloshaada ku muhimsan illeen raashiinka waa sababta nolosha haddii qofka uu cunto waayo nolosha wuuba waynayaa.
Riyada cuntada bariiska iyo digirta saaxiib lala cunayo
Dreaming of eating food without being given anything indicates that you will waste your time on things that are of no value to you, and that you will leave behind things that can bring you success, as well as that your mind is full of many different things and cannot reach its important interests.
So it can be said that this dream is a warning dream, you need to strive for goodness and what is in your interest and not waste your time.
The food that you need in the dream and cannot eat represents the things that are important in your life because food is the reason for life, if a person does not eat, life will be lost.
