Riyo maamul shir aan kula jiro

Riyo maamul shir aan kula jiro Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday aniga iyo shaqaale kale oo kula jirnna shir maamulka u sareeya ayuu wuxuu miis ku tufaya xanjo uu cunayay maamulka ka hooseya ayuu ku qayliyay qaad xanjadan dhakhso maanan adiga kula hadlayn dhakhso qaad Riyada dhexdeeda shaqaalihii wada hadlaya ayuu noo yeedhay hadana […]
Riyada niman cunto lala cunayo maxay noqon

Su’aasha: waxaan kale Oon ku riyoday nin garwayn leh muslim ah qolkayga daaqada banankenda taagan oo aad iso foorinayo on ka naxay an la dagalayo katag mesha ano leh anigo wali qolkayga ku jiro kadib waxaa yimid wax aad moodo inu roob dayo bisado yaryar oo tiro badan ayaana kuso faniinay daqadayda oo gudaha kuso […]
